Machadka Al-majdi

Machadka Al-majdi Machadka al-majdi waa machad lagu barto qur'anka kariimka iyo daraasaadka islaamka oo ay dhigayaan macallimiin khibrad u leh.

machadka waxa uu ku yaalaa deegaanka Garasbaaley, xaafadda macaani, dhabarka dambe isbitaalka macaani.

انالله وانا اليه راجعون ان لله ما اخذ وله ما اعطى وكل شي ء عنده بأجل مسمى كل نفس دائقة الموت إن العين تمدع وإن القلب يحز...
26/08/2026

انالله وانا اليه راجعون ان لله ما اخذ وله ما اعطى وكل شي ء عنده بأجل مسمى كل نفس دائقة الموت إن العين تمدع وإن القلب يحزن ولا نقول إلا ما يرضى ربنا وإنا لفراقك. الوالد حسين اسماعيل
حسين حلو .اقول. اللهم اغفرله وارحمه وعافه واعف عنه واكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الخطايا كما نقيت الثوب الابيض من الدنس وابدله دارا خيرا من داره واهلا خيرا من اهله وزوجا خيرا من زوجه وادخله الجنة واعذه من عذاب اللهم عبدك وابن امتك احتاج الى رحمتك وانت غني عن عذابه ان كان محسنا فزده في حسناته وان كان مسيأ فتجاوز عنه يارب العالمين

19/08/2026

بِسْمِ اللهِ الرَّحْمٰنِ الرَّحِيمِ
نُقَدِّمُ لَكُمْ فِي هَذَا الْفِيدْيُو قِرَاءَةً جَمِيلَةً لِلطَّالِبَةِ زهزة مُحَمَّد يُوسُف، وَهِيَ تُقَدِّمُ لنا مَتْنِ الجزرية فِي عِلْمِ التَّجْوِيدِ.
نَسْأَلُ اللهَ أَنْ يُبَارِكَ فِي عِلْمِهَا وَقِرَاءَتِهَا، وَأَنْ يَجْعَلَ الْقُرْآنَ رَبِيعَ قَلْبِهَا.

Waxaan idiin soo gudbinaynaa muuqaal ay soo jeedinayso ardayadda Sahra Maxamed Yuusuf, iyadoo akhrinaysa Matnka jazariyaha oo ka mid ah kutubta muhiimka ah ee barashada cilmiga Tajwiidka.

Waxaan Alle uga baryaynaa Sahra inuu u barakeeyo cilmigeeda iyo dadaalkeeda, kana dhigo Qur’aanka mid qalbigeeda iftiimiya, aqoonteedana kor u qaada

14/08/2026
31/07/2026

بسم الله الرحمن الرحيم

📖 الطالبة: فاطمة عبد الناصر نور

يسرُّ معهد المجد العالمي للدراسات القرآنية أن يقدِّم لكم تلاوةً مباركةً للطالبة فاطمة عبد الناصر نور، نسأل الله أن يجعل القرآن الكريم ربيع قلبها، ونور صدرها، وأن يرفع به درجاتها في الدنيا والآخرة.

قال رسول الله ﷺ:
«خيركم من تعلم القرآن وعلمه».

🤲 اللهم بارك فيها، وزدها علمًا وعملاً، واجعلها من أهل القرآن الذين هم أهلك وخاصتك.

━━━━━━━━━━━━━━

Ardayadda: Faaduma Cabdi Naasir Nuur

Machadka Al-Majdi ee Daraasaadka Qur'aanka Kariimka wuxuu idiin soo gudbinayaa akhrinta Qur'aanka Kariimka ee ardayadda Faaduma Cabdi Naasir Nuur.

Waxaan Alle uga baryeynaa inuu Qur'aanka ka dhigo iftiinka qalbigeeda, korna ugu qaado darajooyinkeeda adduun iyo aakhiro, kana yeelo dadka Qur'aanka ku camal fala.

🤲 Alle ha u barakeeyo cilmigeeda, hana ku sugo kitaabkiisa, hana ka dhigo kuwa Qur'aanka xifdiya, akhriya, kuna dhaqma.

28/07/2026

تلاوة مجودة: الطالبة:زهرة محمد يوسف
بسم الله الرحمن الرحيم
🎙️ تلاوة مباركة
نسأل الله أن ينفع بها، وأن يجعلها خالصةً لوجهه الله الكريم.
لا تنسونا من صالح دعائكم.

🎙️ Akhris Qur'aan oo barakeysan.
Alle waxaan ka baryeynaa inuu waxtar ka dhigo, kana aqbalo camalka wanaagsan.
Fadlan nagu xusuusta ducadiinna wanaagsan.

17/07/2026

Machadka al bashiir
Waxaa inoo soo dhammaaday dawaradii koowaad ee eh cinwaankeedu u ahaa tarbiyatul awlaad maalinta berita iyo xijaabul mar atil muslimah oo inoo soo jeedin doono digtoor asheekh maxamed cumar axmed oo ku magac dheer doctor mullah

16/07/2026

Dawradii 1aad : ee maanta

Machadka al bashiir: alxamdulillah waxaa inoo soo dhamaaday sawiradii koowaad ee ku saabsanayd tarbiyada awlaada inshaa ...
16/07/2026

Machadka al bashiir: alxamdulillah waxaa inoo soo dhamaaday sawiradii koowaad ee ku saabsanayd tarbiyada awlaada inshaa allah waxaa inoo haray dowladii labaad ee ku saabsaneed xijaabul mar afti al muslimah insha allah birita si fiican ha looga faa-iideysto dumarka waana mahadsan tihiin

11/07/2026

﴿بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ﴾

يسرُّ معهد المجدي أن يقدِّم لكم تلاوةً مباركةً من متن تحفة الأطفال، تقدمها الطالبة المجتهدة: (لواوا)

حيث ستتلو باب أحكام النون الساكنة والتنوين، سائلين الله تعالى أن يفتح عليها فتوح العارفين، وأن يجعل القرآن العظيم شفيعًا لها، وأن ينفع بها الإسلام والمسلمين.

Machadka Al-Majdi wuxuu idiin soo gudbinayaa akhrinta Matnka Tuhfatul Atfaal, waxaana soo jeedinaysa ardayaddeenna dadaalka iyo akhlaaqda wanaagsan lagu yaqaan:

Luwaawa

Waxay inoo akhrin doontaa Baabka Axkaamta Nuunka Saakinka ah iyo Tanwiinka, iyadoo muujinaysa wixii ay ka baratay cilmiga Tajwiidka.

Waxaan Alle SWT uga baryeynaa inuu cilmigeeda u barakeeyo, faham iyo xifdin sugan siiyo, kana yeelo kuwa Qur'aanka barta, ku dhaqma, dadka kalena bara.

﴿وَقُلْ رَبِّ زِدْنِي عِلْمًا﴾

Address

Garasbaaley Macaani
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Machadka Al-majdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Machadka Al-majdi:

Shortcuts

Share

Category