Kurshaale primary schools

Kurshaale primary schools

Share

Kurshaale Primary School

07/06/2023

Wax barta aan barwaaqa gaarne.

17/05/2023

Alxamdulilaah maanta oo ay taariikhda ku beegantahy 17/05/2023 waxaa si nabad ah noogu soo dhamaaday imtixaanka finalska ee sanad dugsiyeedka guul wacan dhamaan ardayda.

13/05/2023

Maanta oo ay taariikhda ku beegantahay 13/05/2023 waxaa noo bilowday Imtixaankii finalka ahaay, guul ayaan u rajeyneynaa dhamaan ardayda.

01/03/2023

Waxbarashadu waa furaha nolosha waalidow caruurta wax hala baro.

Photos from Kurshaale primary schools's post 16/02/2023

Waxbarista ubadka waa beeritaanka berito ee mustaqbal ifaayo, wax barta aan barwaaqa gaarnee.

Photos from Kurshaale primary schools's post 20/12/2022

Alxamdulilaah waxaa maanta oo ay Taariikhda Tahay 20/12/2022 si nabad ah noogu soo idlaaday imtixaanka dhexe ee midtermka dugsiyada dalka Guul ayaan u rajeyneynaa Ardayda soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan Gaar ahaan kuwa reer Daarul nimca schools.

17/12/2022

Ardayda waa ardaydii Daarul nimca primary school.
Codka waa codkii Ustaad Sayid khaliifa oo katirsan kooxdii wasaarada waxbarashada ee Iftin.

Photos from Kurshaale primary schools's post 17/12/2022

Bismilaah Alxmdullilaah maanta oo ay Taariikhda ku beegantahay 17/12/2022 waxa ilaahey noo suura galiyay in uu si nabad ah noogu bilowdo imtixaanka dhexe ee sanad dugsiyeedka.
Dhamaan reer Daarul Nimca waxaan leeyahay ilaahey ha idin fududeeyo Imtixaanka.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Ceel Macaan
Mogadishu
0000

Opening Hours

Monday 07:30 - 12:00
Tuesday 07:30 - 12:00
Wednesday 07:30 - 09:30
Saturday 07:30 - 12:00
Sunday 07:30 - 12:00