15/06/2024
Ciid Wanaagsan
Maamulka, Macalimiinta iyo Ardayda jiilsan School wax ay farxada munaasabada Ciidul Fitriga wadaagayaan Guud ahaan umada Soomaaliyeed, gaar ahaan waalidiinta ubadkooda wax ka bartaan Madarasada Jiilsan School,
waxan Alla SWC ka rajeynenaa in uu naga aqbalo acmaashii wanaagsaneed ee bishii Ramadaan, ciidan ciideeda kale Rabi ha inagu gaarsiiyo Nabad iyo Barwaaqo. 🤲