25/10/2025
Dhammaan ardeyda waxaa la ogeysiinayaa in mar dhow uu bilaaban doono imtixaan bileedkii 1aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026.
sidaasi darteed ardeydu waa in ay u diyaar garoowaan imtixaankaaasi ayna sameeyaan dadaal dheeri ah .
Xilliga imtixaanka la geli doono waa 8/11/2025
Diyaar garow wacan