14/09/2024
Machadka anfac qaybta Quràanka wuxuu u qaadanayaa 20 gabdhood.oo labarayo tajwiidka ,taxfiidka.
what is up business
14/09/2024
Machadka anfac qaybta Quràanka wuxuu u qaadanayaa 20 gabdhood.oo labarayo tajwiidka ,taxfiidka.
02/08/2024
Ka faa,iidaysta
Kusodhawada machadka an
Ka faa'iidaysi wacan walaalayaal
Kuso dhawaadda machadka anfac .
14/09/2022
Machadka anfac wuxuu arday u qaadanayaa koorsada qur,anka kariimka ah.kala xiriir 0619427292
Kusoo dhawow machadka anfac
Ogaysiis ogaysiis ogaysiis.
Machadka anfac wuxuu arday uqaadanayaa koorsada englishka qaybaheedda Kala duwan sida.
1.speaking (ku hadalka)
2.listen(dhagaysiga)
3.Reading(akhrinta).
4.grammar(naxawaha)
Fg. Buugtu waxay ku diyaarsanyihiin english to somaali.
13/06/2022
Qofkii daneenaya labadaas buug oo Kala ah
1.buugga fagaare ka hadalka .
2.buugga saxaafadda hanagala soo xiriiro 0719427292 ama golis 0907709651.
Mahadsanidiin.