Hanano Community Primary & Secondary School Baidoa-Somalia

Hanano Community Primary & Secondary School Baidoa-Somalia Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hanano Community Primary & Secondary School Baidoa-Somalia, School, Mogadishu.

Hanano Community Primary and Secondary School.Maanta oo ay taariikhdu tahay 02/10/2021.waxaa si rasmi ah ugu bilowdey Du...
03/11/2021

Hanano Community Primary and Secondary School.
Maanta oo ay taariikhdu tahay 02/10/2021.
waxaa si rasmi ah ugu bilowdey Dugsiga Xanaano Tartankii Kubada Cagta Ee kooxaha Ka dhisan Dugsiga Xanano.
isla maanta waxaa ciyaar adag dhex martey Kooxda 8A iyo Kooxda 9B.
waxaan halkan ugu mahad celineynaa Maamulka Dugsiga Xanano Mohamed Ali, iyo Dhammaan macalimiintii soo qaban qaabiyey tartankan Quruxda badan ee Dugsiga Ka bilowdey.
Mahadsanidiin.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hanano Community Primary & Secondary School Baidoa-Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category