Somali association program SAP

Somali association program SAP

Share

welcome to ururka iskuxiraha Ardeyda iyo JAAMACADAHA soomaliya. ururkan ardayda waxay ka caawin doo

Photos from Somali association program SAP's post 23/04/2022

Guushiina waa farxdadeena

Photos from Somali association program SAP's post 23/04/2022

Waxan utaaganahay haqabtirka baahiyada ardayda somaliyeed

23/04/2022
31/05/2020

Ururku wuxu idinhaayaa scholarship kuliyada kala kuwan ee JAAMACADA MODERN UNIVERSITY .
FADLAN hadii aad doonesid nagala sooxirir WhatsApp numerka

615248564

27/09/2019

Waqtiga scholarship jaamacada dalka waxaa ka haray kaliya waa waqti kooban

Ka faaideeeo

Tell: 615248564
Tell: 615031691
Tell: 0617457246

Opportunity for all

11/09/2019

welcome to ururka iskuxiraha Ardeyda iyo JAAMACADAHA soomaliya. ururkan ardayda waxay ka caawin doona inay helan scholarship ama minxo waxbarasho iyo latalin lalatalinaayo Ardeyda rabta inay bilaaban jamacado

05/09/2019

Marwalbo waxan utaaganahay inaan caawino ardayda aan iska bixin Karin lacagaha badan ee jamacadaha lagu dhigto.
Fadlan hadi aad dooneesid inad hesho jamacad tayo leh aadna awoodin lacagaha Faraha badan ee jamacadaha kubishareso inaan utaaganahay inan idin caawino .
Waxaadna nagala soo xiriri Kartan lanbarada hoos kuqoran

1: 615248564
2: 615031691
3:617457246

Mhdsanidiin

03/09/2019

Asc. Waxan rabnaa inaan idinku bishaareeno inaa idin heeno scholarship jaamacado badan ee Dalka kuyaala
Hadaba hadii aad dooneesid inaad scholarship kaas hesho

Nalaga sooxirir numberadan hos ku qoran

252615248664 AMA
252615031691
+252 61 7457246
Fadlan kafaaideeso waqtiga waa koobanyahay

Mahasanidiin

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu
252