26/05/2025
Waxaa maanta iskuulka Aqoonbile faraciisa Yaaqshiid ka dhacay kulan quraan akhris iyo duco isugu jiray oo ay soo agaasimeen ardayda fasalka 12aad ee sanadkan u fariisanaysa imtixaanka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare . Kulankan ayay Maamullka iyo macallimiintu ugu duceeyeen oo ay Alle uga baryeen in uu wada baasiyo dhammaantood.
Maamulka iskuulku waxa uu u rajaynayaa ardayda fasalka Form Four guul iyo in ay ku wada guulaystaan imtixaanka insha allaah.
17/05/2025
Waxaa maalinnimadii arbacada ahayd oo ay taariikhdu ahayd 14-05-2025 ku baratamay iskuulka Aqoonbile Yaaqshiid fasallada Form Two iyo Form One, waxaana wareegga afar dhammaadka u gudbay fasalka Form One.
Hambalyo fasalka Form One
Call now to connect with business.
18/02/2025
Waxaa maalinta berri ah ku baratami doona iskuulka Aqoonbile Yaaqshiid, fasalada Form 3 iyo Form 1
Waxaan labada fasal u rajaynaynaa guul insha allaah
21/11/2024
Hambalyo macalimintena 👏
Family Aqoon bile ❤
21/11/2024
Waxaan hambalyeyneynaa dhamaan macaliminta somaliyed meel dunida ka jogaan waxaana ugu hambalyeyneynaa malinta macalinka soomaliyed 🎉👏