AL-WASIC PRIMARY and SECONDARY SCHOOL

AL-WASIC PRIMARY and SECONDARY SCHOOL

Share

HALKANI WAA BOGGA RASMIGA AH EE ISKUULKA AL-WAASIC. Iskuulka waxa uu ka diiwaangalsanyahay WWHTS XFS AL-WAASIC WAA WAASICIYAHA AQOONTA

22/04/2026

Waxaa maanta xarumaha iskuulka ALWAASIC ka furmay AFAR-DHAMAADKA TARTAN AQOONEEDKA CILMI-KAAL 2025-2026 iyadoo fasalada 11aad, 9aad iyo 8aad ay ku hareen Guruubyada.
waxaana maanta tartanka qeyb ka ahaan Maamulaha iskuulka Mr. Nuur Isak ( British ).

19/04/2026

Natiijada kooxaxa TARTAN AQOONEEDKA CILMI-KAAL 2025-2026



15/04/2026

Waxaa maanta iskuulka ALWAASIC si habsami ah uga soo dhamaadey IMTIXAAN BILEEDKA 2AAD( MONTHLY EXAM TWO) 2025-2026

Dhamaan ardayda waxaan u rajeynaynaa inay ku guuleystaan natiijo wanaagsana la imaadaan inshaa Allah



11/04/2026

Waxaa maantii 2aad Xarumaha iskuulka ALWAASIC si habsami ah uga socdo IMTIXAAN BILEEDKA 2AAD( MONTHLY EXAM TWO ) 2025-2026



31/03/2026

WARGALIN MUHIIM AH...
IMTIXAAN BILEEDKA 2AAD ( MONTHLY EXAM TWO) 2025-2026




27/03/2026

📚✨ OGEYSIIS DIB U FURASHADA DUGSIGA ✨📚

ALWAASIC WAA WAASICIYAHA AQOONTA

Dhammaan Ardayda, Macallimiinta, Waaliddiinta iyo howlwadeenada iskuulka AL-WAASIC lagu wargalinayaa in xarumaha iskuulka dib loo furi doono maalinta beri oo sabtida ah taariikhduna tahy 28 March 2026 in.al

SOO LAABASHO WANAAGSAN💫🥰

📍 School Locations:
• Barach One – NBC Village, Hodan District, Mogadishu, Somalia
• Barach Two – Midnimo Village, Elasha, Somalia

📞 Contact Us:
• +252 615 672385
• +252 612 674508
💬 WhatsApp: +252 616 770005
📧 Email: [email protected]




19/03/2026

CIID WANAAGSAN
كل عام وانتم بخير

Maamulka, Macallimiinta, Waaliddiinta, Ardayda iyo guud ahaan bahda iskuulka ALWASIC waxa ay hambalyada Ciidul Fidriga si diirran ugu dirayaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan ummadda Muslimiinta ah meel kasta ay joogaan.

Munaasabaddan barakeysan awgeed, waxaan Alle SWT uga baryeynaa inuu naga wada aqbalo soonkii, salaaddii, iyo acmaashii suubbanaa ee aynu soo gudannay bishii barakeysnayd ee Ramadaan, isla markaana uu dalkeenna iyo dadkeenna nooga dhigo nabad waarta, barwaaqo iyo midnimo.

Waxaan rajeyneynaa in Ciida ay idin noqoto mid xambaarsan farxad, isjaceyl, isqaddarin, iyo horumar guud oo ay gaaraan ummadda Muslimiinta ah.




08/03/2026

WARGALIN FASAX AH..

Dhammaan ardayda iyo howl wadeenada iskuulka AL -WAASIC waxaa lagu wargalinayaa, in la soo gaaray tobanka dambe ee bisha RAMADAAN, ayna ku sii xigaan maalmaha Ciidul-Fitri, sidaa darteed waxaan galeynaa fasaxa tobanka dambe ee RAMADAAN 1447 HIJRI iyo maalmaha Ciidul-Fitri 2026.



04/03/2026

Tartan Aqooneedka Cilmi-Kaal 2025-2026.

Fasallada 10aad iyo 6aad.



02/03/2026

Waxaa xarumaha iskuulka ALWAASIC ardayda dugsiga hoose looga qeybiyey Boorso ay ku qaataan agabkooda Waxbarashada.




21/02/2026

Tartan Aqooneedka Cilmi-Kaal 2025-2026.

Fasallada 10aad iyo 4aad.



20/02/2026

Tartan Aqooneedka Cilmi-Kaal 2025-2026.

Fasallada 9aad iyo 6aad.



Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


30 Road NBC, Hodan District
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 16:00
Friday 07:00 - 11:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00