Naadiga Qalin-Qoyan

Naadiga Qalin-Qoyan Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Qalin-Qoyan this is. My official page
so please join us and your thoughts
share with us ds
page like and Share

18/09/2026

Jimco Wanaagsan๐Ÿ“š๐Ÿ“š๐Ÿ’š

11/09/2026

Waxaa sharaf inoo ah in aan idinku casuumno baalfurka buugga "Is Baro" oo ay qalinka u qaadatay qoraa Kowsar Cabdullahi Xaashi

Baalfurka buugga ayaa dhici doono maalinta khamiista oo taariikhdu ku beegan tahay 17โ€“September -2026.

Dhiirigelinta qoraayada waa mas'uuliyad saaran qof kasta oo fahamsan macnaha iyo muhiimada qalinka iyo dhigaalkiisa.

https://chat.whatsapp.com/GdkqpG4gVYd33qbyiQo9fw?mode=gi_t

๐Ÿ“… Taariikh: Khamiis, September,17,2026
๐Ÿ•’ Waqtiga: 5:00 Galabnimo
๐Ÿ“ Goobta: Samaan suits

Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA  oo shahaado sharaf guddoonsiisay Naadiga Qalin-QoyanMadaxa xiriirka naadiga Qali...
09/09/2026

Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA oo shahaado sharaf guddoonsiisay Naadiga Qalin-Qoyan

Madaxa xiriirka naadiga Qalinqoyan mudane Hon Cali Cabdi Muxudiin Jabyare ayaa shahaado u guddoomaya naadiga Qalinqoyan




07/09/2026

Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA oo shahaado sharaf guddoonsiisay Naadiga Qalin-Qoyan

Xaflad si heer sare ah loo Soo qabanqaabiyey oo lagu xusay maalinta caalamiga ah ee akhris-qoraalka adduunka ayaa maanta ka dhacday hoolka Shariif Saalax ee Jaamacada Ummada.

Inta xaflada socotay ayay Akadeemiyada AGA shahado sharaf guddoonsiisay naadiga Qalinqoyan oo uu ku muteysay kaalintii waynayd ee uu sanadkii tegay ka qabtay kor u qaadista akhris-qoraalka Ummada Soomaaliyeed.

Madaxa xiriirka naadiga Qalinqoyan mudane Hon Cali Cabdi Muxudiin Jabyare ayaa shahaado u guddoomaya naadiga Qalinqoyan




24/08/2026

Kalmada Guddoomiyaha Naadiga Qalinqoyan ee baalfurka buugga XAALADA DHAGOOLAYAASHA SOOMAALIYEED



23/08/2026

๐—ก๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ค๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐—พ๐—ผ๐˜†๐—ฎ๐—ป ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ณ๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐— ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ

Abdisalaam Siidow Maxamed, oo ah ๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ ๐——๐—ถ๐—ถ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ก๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ค๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐—พ๐—ผ๐˜†๐—ฎ๐—ป, ayaa Magaalada Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose si rasmi ah uga daahfuray ๐—ณ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ ๐—ก๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ค๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐—พ๐—ผ๐˜†๐—ฎ๐—ป ๐—ฒ๐—ฒ ๐— ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ.

Sidoo kale, Mudane Abdisalaam ayaa xubnaha Naadiga u qabtay kulan weyn oo looga hadlayay sidii Magaalada Marka looga hirgelin lahaa ๐— ๐—ฎ๐—ธ๐˜๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป, oo noqon karta xarun aqooneed iyo meel ay dhallinyaradu ka heli karaan buugaag, cilmi iyo fursado waxbarasho.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray muhiimadda akhriska, kobcinta aqoonta iyo dhiirrigelinta dhallinyarada, iyadoo la isla qaatay in Maktabaddu ay door weyn ka qaadan karto horumarinta bulshada.

๐—ก๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ค๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐—พ๐—ผ๐˜†๐—ฎ๐—ป โ€” ๐—”๐—พ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜๐˜‚ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ถ๐—ณ๐˜๐—ถ๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ. ๐Ÿ“šโœจ

22/08/2026

Madaxa Xariirka bulshada ee Naadiga Qalin-Qoyan Xildhibaan Cali Cabdi Muxudiin ~ Jabyare ayaa kalmad kooban ka Jeediyay Munaasabadda Bandhigga Buugga Xaaladda Dhagoolayasha Somaaliyeed isaga oo si rasmi ah u soo dhaweeyay martidii sharafta lahayd, qoraaga buugga iyo dhammaan kasoo qaybgalayaashii xafladda.

Mr Jabyare ayaa mahad gaar ah u jeediyay dhammaan intii gacan ka geysatay qabsoomidda xafladdan iyo cid kasta oo kasoo qayb gashay.

Buuggani ma aha oo kaliya buug la akhristo, balse waa farriin bulshada xusuusinaysa in walaalaheenna dhagoolayaasha ahi ay yihiin qayb muhiim ah oo ka mid ah bulshada Soomaaliyeed, isla markaana ay xaq u leeyihiin waxbarasho, fursado shaqo, adeegyo iyo in codkooda la maqlo.




๐—ก๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ค๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐—พ๐—ผ๐˜†๐—ฎ๐—ป oo taageero iyo garab istaag u muujiyay ururka dhagoolayaasha Soomaaliyeed ee Somali National Associa...
21/08/2026

๐—ก๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ค๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐—พ๐—ผ๐˜†๐—ฎ๐—ป oo taageero iyo garab istaag u muujiyay ururka dhagoolayaasha Soomaaliyeed ee Somali National Association of the Deaf-SONAD.

Muqdisho, 20-Agoosto-2026; Munaasabad ballaaran oo si weyn loo soo agaasimay ayaa fiidnimadii xalay ka dhacday hotel Jaziira ee magaalada Muqdisho.

Munaasabadda ayaa lagu soo bandhigay buugga XAALADDA DHAGOOLAYAASHA SOOMAALIYEED oo uu qoray Ustaad Muuse Xasan Axmed Kadle oo ah xoghayaha guud ee ururka dhagoolayaasha Soomaaliyeed SONAD.

Buugga ayaa soo bandhigayo dadaaladii uu Ustaad Muuse ku bixiyey 20-kii sano ee u dambaysay hormarinta iyo waxbarida dhagoolayaasha Soomaaliyeed.

Naadiga Qalinqoyan ayaa qaatay doorka tifaftirka, diyaarinta documentary-ga iyo qabanqaabada munaasabadda oo dhan.

Madax kala duwan oo isugu jirtay heer federal iyo heer maamul goboleed, hogaamiyaasha hay'adaha waxbarashada dalka, akadeemiyadaha qaranka, bahda akhriska iyo qoraalka, ardayda maqalka la' iyo guud ahaan qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa kasoo qaybgalay bandhiga buugga, iyagoo dhammantood garab istaag u muujiyay bahda dhagoolayaasha Soomaaliyeed.



Martida Caawa kasoo qayb gali doonta Bandhiga buuga Xaaladda Dhagoolayasha Somaaliyeed ee uu qorey sh muuse Xasan Kadle ...
20/08/2026

Martida Caawa kasoo qayb gali doonta
Bandhiga buuga Xaaladda Dhagoolayasha Somaaliyeed ee uu qorey sh muuse Xasan Kadle oo ah Xogahaya Guud ee Ururka Dhagoolayasha Somaaliyeed

Caawa iyo hotel Jaziira
5:00 Pm imaaw goobta inshallah

20/08/2026

Maamule Nuurtoh Mohamed Caddow oo ah Maamulaha guud ee Xarunta Gabdhaha Aqoonta ee Boondheere ayaa bogaadisay Bandhiga buuga uu qorey sh muuse Xasan Kadle ee ka hadlaayo , Xaaladda Dhagoolayasha Somaaliyeed

Maamule Nuurtoh ayaa ku dhiirigalisay, dadaalka iyo juhdiga uu sh muuse galiyay Dhagoolayasha Somaaliyeed

Nagala soo qayb gala Bandhiga buuga Wayn ee macnaha Badan
Waa Caawa oo jimco ah
Hotel Jziira
20-08-2026

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Naadiga Qalin-Qoyan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Naadiga Qalin-Qoyan:

Shortcuts

Share