Midowga Macaliminta Dugsiyada Qur'anka Kariimka Ee Deg.Bondhere

Midowga Macaliminta Dugsiyada Qur'anka Kariimka Ee Deg.Bondhere

Share

Hal ku dhiggeenu Waa"Hiigsiga Horumarinta Ardayda Iyo Dugsiyad Qur'aanka Kariin" Ee Gobalka Banaadir Degmada bondhere

Photos from Midowga Macaliminta Dugsiyada Qur'anka Kariimka Ee Deg.Bondhere's post 24/02/2025

Maaamulka degmada boondheere iyo midowga macalimiinta dugsiyada qur aan ka kariimka Ee deg bondheere ayaa soo xiray tartanka quraanka kariimka ee dugsiyada boondhere ee gobalka banaadir

09/02/2025

Maanta Waxa Ino Bilaabatay Diiwangalinta Ardayda Ka Qeyb galeYso Tartanka Qur aanka Kariim ka Deg Bondhere

Diiwaangalinta waxa ay ku ektahy
15/02/2025

09/11/2024

Gudoomiyaha midowga Macalimiinta Dugsiyada Quraanka Dagmada Boondheere Mo'alin Abdi Cumar ayaa daha furaa

Dugsi Quraan oo lagu magac dareey

Dugsiga Quraanka ee Alkowneen Asxaabteyda

Masha allaah ilaahey ha idiin barakeeyo cimir dheer iyo cafimad taam ah

Intaa ka qeyb qadatay

04/11/2024

Khudbada : GudomiYaha Midowga Macaliminta Dugsiyada Qur'anka Kariimka Ee Deg.Bondhere aya ka hadlay Furitaanka dugsi cusub oo LagA Furay xafada sh yuusuf alkownweyn

Photos from Midowga Macaliminta Dugsiyada Qur'anka Kariimka Ee Deg.Bondhere's post 03/11/2024

Xaflad xarig jarka dugsiga qur'aanka
Kadhaceysay D'boondhere gar ahan w yusuf alkownen oo kaso qebgalay gudomiya midowga macaliminta dugsiga qur'aanka ee Deg boondheere

13/02/2024

Qalin jabin qur,an fallow iyo share inoo dhaha

Photos from Midowga Macaliminta Dugsiyada Qur'anka Kariimka Ee Deg.Bondhere's post 20/08/2023

Dhamaan waan idin wada salaamay salaan ka dib waxa idin ka rabnaa peg kan inaad noo follow garaysaan share commant iyo like ta

10/08/2023

Asc dadka muslimiinta oo qeyrka jecel fallowga iyo like noogu dadaala

Photos from Midowga Macaliminta Dugsiyada Qur'anka Kariimka Ee Deg.Bondhere's post 06/08/2023

Waan idin salaamayaa dhamaan umada soomaaliyeed meel walba io aad joogtaan
Teeda kale asxaabta share inoo dhaha bage-ka macalimiinta

Photos from Midowga Macaliminta Dugsiyada Qur'anka Kariimka Ee Deg.Bondhere's post 27/07/2023

Jumaca kareem Dadka Qeerka jecelow

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu