17/02/2026
๐๐๐ฆ๐๐๐๐ง ๐๐ฎ๐๐๐ซ๐๐ค
Maamulka Som Revision wuxuu hambalyada dhalashada bisha barakeysan ee Ramadaan u dirayaa dhammaan Ummadda Soomaaliyeed.
Som Revision Academy waa goob waxbaraho oo aad ka heli kartid dhaman cashirada dugsiga dhexe iyo sare
17/02/2026
๐๐๐ฆ๐๐๐๐ง ๐๐ฎ๐๐๐ซ๐๐ค
Maamulka Som Revision wuxuu hambalyada dhalashada bisha barakeysan ee Ramadaan u dirayaa dhammaan Ummadda Soomaaliyeed.
Si aad u heshid Muraacajo dhameystiran laso deg app-ka Som Revision
29/12/2025
Waxaa U nimid inaa Kaa Caawino waxbarashadaada, lasoo deg app-ka Som Revision oo ka qeybqaado guushada waxbarasho
25/12/2025
App Som Revision waxaa ka helaysa dhamaan cashirada dugsiga sare, lasoo deg si aad muraajaco u heshid
som revision app waa caawiyaha ardayda soomaliyeed
25/12/2025
Lasoo deg App-ka Som Revision oo Kucelcesho Cashirada habeen iyo maalin.
som revision app waa caawiyaha ardayda soomaliyeed
24/12/2025
Lasoo deg app-ka Som Revision waxaana diyaar kugu ah dhamaan casharada dugsiga sare ayago muuqaal ah.
23/12/2025
Waxaa Hawada Si Rasmi Ah Usogalay Som Revision Apps Kasoo Aad Ka Heli Doontid Dhamaan Casharada Fasalka 1aad ilaa Fasalka 12aad ee dugsiga sare.
Fadlan laso deg Appka SomRevision oo hel waxbarasho tayo sare leh.
07/12/2025
๐
๐ฎ๐ซ๐ฌ๐๐ ๐๐ก๐๐ช๐จ ๐๐๐ซ๐ค๐๐ญ๐ข๐ง๐
Ma tahay qof ku fiican suuqgeynta ?
Ma tahay qof xiriir fiican la leh goobo waxbarasho ee schoolada dalka ?
Ma tahay qof garanayo maamul iyo macalimiin school ?
Ma tahay qof team marketing hogaamin kara ?
Hadaba waxaa aan qaadanayna marketing cusub kuwaaso leh xirfada suuqgeynta.
๐๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐๐ก๐
๐. ๐๐ก๐๐ก๐๐๐๐จ ๐ท๐ฎ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฎ๐บ๐ฎ ๐ฆ๐ฐ๐ต๐ผ๐ผ๐น
๐. ๐๐จ๐ ๐ค๐ฎ ๐๐ข๐ข๐๐๐ง ๐ก๐๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ช๐๐ง๐๐ข๐ง๐ญ๐
๐. ๐๐,๐๐ ๐ค๐ ๐ฐ๐๐ฒ๐ง ๐๐ ๐ฌ๐๐ง๐จ
๐. โ ๐ค๐ถ๐ฏ๐ฟ๐ฎ๐ฑ ๐๐๐๐พ๐ด๐ฒ๐๐ป ๐น๐ฒ๐ต ๐ถ๐ป ๐ธ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐ฎ ๐๐ฎ๐ป๐ผ
๐ฑ. ๐๐ง๐ฎ๐ฎ ๐๐ฎ ๐๐ข๐ข๐๐๐ง ๐ฒ๐๐ก๐๐ฒ ๐บ๐ถ๐ฑ ๐ธ๐ฎ๐บ๐ถ๐ฑ ๐ฎ๐ต ๐๐ง๐ ๐ฅ๐ข๐ฌ๐ก ๐๐ฆ๐ ๐๐๐ซ๐๐๐ข๐ ๐
Fadlan xogtada inta kusodir commnets link yaal
24/08/2025
Hambalyo 10-ka kaalin ee ugu sarreysay Imtixaanka Qaranka Sannad dugsiyeedka 2024/2025.
30/05/2025
waxan urajeenayna dhamaan ardayda soomaliyed ee galaysa imtixanka shahaadiga ah guul iyo natiijo ay ku farxan.
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, waxa ay halkan ku shaacineysaa jadwalka lagu gali doono Imtixaanka Qaranka, Sannad dugsiyeedka 2024/25.
Abdiaziz Wali
19/02/2025
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxa ay la wadaageysaa dhammaan ardayda galeysa sannadkan imtixaanka qaranka ee Dugsiga Sare in maaddada Business-ka lagu gali doono imtixaanka sannadkan.