28/12/2023
Dugsiga Hoose Dhexe Ee Macalin Jaamac
Wax barta aan barwaaqo gaarnee
28/12/2023
03/08/2023
Wasaaradda Waxbarashada waxa ay dhawaan shaacin doontaa natiijada imtixaanka Qaranka ee sanad dugsiyeedka 2022/2023.
Fadlan mar walba la soco bogga rasmiga ee Wasaaradda.
19/05/2023
17/05/2023
SHAACINTA WAQTIGA IMTIXAANKA FASALKA 8-AAD
Agaasinka Waxbarashada Maamulka Gobolka Banaadir waxa uu shaacinayaa in lagelayo Imtixaanka fasalka 8-aad ee shahaadiga ah 3-da Juun 2023.
Haddaba waxa lagu wargelinayaa guud ahaan Bahda waxbarashada, Maamulayaasha, Waalidiinta iyo Ardayda in ay u diyaar garoobaan Imtixaanka.
Guul Wacan.
17/05/2023
Waxbarashada waxay dalka u ilaalisaa , si ka wanaagsan ciidanka habeysan, ee aan ku dadaalno sere u qaadida tayada waxbarashada
16/05/2023
10 Maalmood kaliya ayaa ka hartay xilliga loo fariisanayo Imtixaanka Qaranka ee Sanad Dugsiyeedka 2022/2023.
Dedaal iyo Nasiib wacan.
Waxbarashadi laga macaashi jiray weey so dhamaaneysa.
Mahadsanid Wasiir Farah Sheikh Abdulkadir
Wadada lo socda waa Wiil walba iyo gabar walba oo Soomaali ah wa iney iskuul aadaan iyagoo Ka walwaleyn lacag .
11/05/2023
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxa ay la wadaageysaa Ardayda, Waalidiinta iyo Maamulayaasha Jadwalka lagu gali doono Imtixaanka Qaranka ee Sanad Dugsiyeedka 2022/2023.
08/04/2023
انا لله وانا اليه راجعون البقاء لله
Waxaa halkan ugu tacsiyadeenayaa Ustd.Cabdalla Axmed Shariif anigoo ku hadlaya Afka Maamulka, Macalimiinta iyo Ardeyda Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare Macalin Jaamac Geeridii kutimid Maclin Axmed Shariif Xaji Dhere ( Maclin BAAY)
Kana tirsanaa barayaashii School maclin Jaamac Ex-Dhere Xaji Dhere Allah ha unaxariisto, Danbigiisa Allah hadhaafo, janatul fardawsa Allah hageliyo eheladii iyo qaraabada uu katagayna sabar iyo iiman Alle hasiiyo Amiin
23/02/2022
Ardayda iskuula macalin jaamac ayaa ololo nadafadeed ka sameeyay qeybo ka mid ah wadooyinka degmada xamar weyne
23/02/2022
Aqoon isweydaarsi lagu qabtay xarunta degmada Xamar weyne - ardayda Iskuul maclin jaamac
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Website
Address
Mogadishu