Musdhalax Online School

Musdhalax Online School

Share

Change your self with knowledge.

18/08/2023

ASC JUMCO WANAAGSAN ASXAABTA

31/07/2023
31/07/2023

Ka faaideysi wacan oo wali waa leys diiwaan gilin karaa.
Please Follow, like and share this page .

28/07/2023

Baro Luqadda Englishka iyo Scientific courses adigoo jooga gurigaaga iyo goobtaada shaqada.
Please follow and like this page.

12/04/2021

رمضان مبارك ayaan leenahay dhammaan ardayda wax ka barata Musdhalax Online School iyo kuwa ku xiran pagekeen .eebana waxaan ka rajeyneynaa in uu naga wada aqbalo soonk aan soomi doono insha allaah

11/04/2021

Bishaaro Bishaaro Bishaaro
Waxaan ugu bishaareyneynaa bulsho weynta ku xiran pageka Musdhalax Online School in uu idiin diyaariyey dusigu barashada kutubta ka hadasha axkaamta siyaamka (ramadaank ) iyo kutubo kale oo diini ah .
Hadaba wixii faahfaahin ah kala xiriir :
+252619787631/+252616389246.

31/03/2021

Bishaaro Bishaaro Bishaaro
Waxaan idinkugu bishaareyneynaa in uu dugsiga Online ka ah ee Musdhalax Online School uu qaadanayo arday cusub oo dhanka xifdinta quraanka kariimka ah iyo dhanka farbarida ardayda . Hadaba hadaa tahay arday daneynaya in uu ku farbarto oo quraankuna kubarto hab online ah ee ka faaideyso fursadaan siina share gareey si ay ugu faaideystaan asxaabtaada iyo qof waliba oo daneynaya ka faaideysiga fursadaan.
Mahadsanidiin !

25/03/2021

Goordhaw filo application oo uu kuu diyaariyey iskuulka online ka ah ee Musdhalax Online School ,kaas oo aad ka heli doontid cashirada dugsi dhexe, dugsi sare iyo dhammaan layliyadooda oo ka shaqeysan waliba adigoo intaas ku helaya qiimo yar .
Wixii faahfaahin ah la xiriir 0616389246/0619787631.

11/03/2021

Ma tahay arday sanadkaan ka qalin jibinayo dugsiga sare ama dugsiga dhexe ?
Ma dooneysaa naqtiin ( revisions ) si aad u hesho dhibco aad u sareeya?
hadiii ay jawaabtaadu haa ay tahay Musdhalax Online School wuxuu kuu haayaa revision wacan oo ay kusiinayaan maclimiin qibrad iyo aqoon dheeraad ah u leh wax dhigista kuuguna baraya hab online ah waliba adigoo jooga gurigaaga iyo goobtaada shaqo.
Wixii faahfaahin ah la xiriiir teleefoon numberka 0619787631 ama 0615945469.

22/05/2020

Asc anagoo ah mamulka iyo maclimiinta dugsiga Musdhalax waxaan bulshada muslimiinta ah ugu bishaareynaa bilashada ciidul fidriga , taas oo koow noqon doonto berito oo sabti ah .
Hambalyo Ciid wanaagsan .

21/05/2020

Ogeysiis. Ogeysiis . Ogeysiis

Asc , Dhammaan ardayda dhigata dugsiga online ka ah ee musdhalax online School waxaa la ogeysiinayaa in uu fasaxa ciidul fidriga uu bilaaabanayo maanta oo ay taariikhdu tahay 21/5/2020 oo uu soo idlaan doono 5/6/2020 insha allaah

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mugdisho
Mogadishu