02/03/2026
Dhamaan koorsooyinkaan waa la heli karaa dhamaantood
Waxaan dhamaan bulshada soomaaliyed ogeysiineyna in aan u diyaarinay Koorsooyin kala duwan o muhim ah
02/03/2026
Dhamaan koorsooyinkaan waa la heli karaa dhamaantood
18/01/2026
Wargelin
Waxaa lagu wargelinaa dhamaan bahda jacel waxbarashada in machadka Bidhaamiye International Academy uu bilaabi doonno qabashada arday cusub
Maadooyinka uu bidhaamiye bixinaayo ardaydana la bari doono iyo mudada la dhigan doono waxaa kamid ah
1 Barashada Cilmiga Computer ka 2Bilood
2 Barashada maadada Caafimadka 2Bilood
3 barashada mihnada Saxaafada 2Bilood
4 barashada cilaan saarka 3Bilood
5 barshada makeup ka 3Bilood
Sidookale Macahadka Bidhaamiye waxuu bixinayaa Tababaro Caafimaad kaasoo lagu qadan doono isbitaalada kala duwan ee ku yaala magaalada muqdisho si aradaydeenu ey baraatiko ugu sii qaatan isbitaalada aan geyn doono insha allaah
Waxaan kaloo ardayda siin doonaa tababarka gargaarka dag daga ah ee bisha cas oo ey naga caawin doonto hay.ada bisha cas ee soomaaliyeed
Si lamid ah ardayda baraneyso saxaafada intey u socoto barashada saxaafada waxaan geyn doonaa idaacado si baraatiko dheeri ah ey ugu sii qaataan insha allaah
1 Cashirada waxey ku baxayaan ama lagu qadanayaa attandance Class oo xiisadaha la soo xaadiraayo Xarunta Bidhaamiye International Academy
FG: Dhamaan maadooyinkaan waa la heli karaa
2 Bidhaamiye waxay ay bixinaysaa shahaado profesional Diploma oo ardayda ka aflaxda
Bidhaamiye ey gudoomi doonaan kuna shaqeysan doonan insha allaah Xarunta bidhaamiye waxa eey Kutaalaa D. Hodan
Isdiiwaan gelinta waa ay socotaa fadlan yaan lagaa buuxin Waxii Faahfaahin dheeraad ah nagala soo xiriir Talefon Numbarka:
61 2221817 / 613182020
qaar kamida ardayda computer oo practical kooda maalin lahaa qaadanaya Guuleysta
24/09/2024
Dhamaan Koorsooyinkaan waa la heli karaa hadii aad danaynso fadlan la xariir xarunta Bidhaamiye International Academy
17/09/2024
Wargelin
Waxaa lagu wargelinaa dhamaan bahda jacel waxbarashada in Bidhaamiye International Academy oo bilaabi doono qabashada arday cusub
Maadooyinka ay Bidhaamiye bixin doono ardaydana la bari doono iyo mudada la dhigan doono waxaa kamid ah
1 Barashada Cilmiga Computer ka 3Months
2 Barashada maadada Caafimadka 3Months
3 barashada mihnada Saxaafada 3Months
4 barashada cilaan saarka 5months
5 Barashada English ka. 1 Year
Sidookale iskuulka Bidhaamiye waxuu bixinayaa Tababaro Caafimaad kaasoo lagu qadan doono isbitaalada kala duwan ee ku yaala magaalada muqdisho si aradaydeenu ey baraatiko ugu sii qaatan isbitaalada aan geyn doono insha allaah
Waxaan kaloo ardayda siin doonaa tababarka gargaarka dag daga ah ee bisha cas oo ey naga caawin doonto hay.ada bisha cas ee soomaaliyeed
Si lamid ah ardayda baraneyso saxaafada intey u socoto barashada saxaafada waxaan geyn doonaa idaacado si baraato dheeri ah ey ugu sii qaataan insha allaah
1 Cashirada waxey ku baxayaan ama lagu qadanayaa attandance class oo xiisadaha la soo xaadiraayo Xarunta Bidhaamiye
FG: Dhamaan maadooyinkaan waa la heli karaa
2 Bidhaamiye waxuu bixinayaa shahaado profesional Diploma oo ardayda ka aflaxda
Bidhaamiye ay gudoomi doonaan kuna shaqeysan doonan insha allaah
Xarunta Bidhaamiye waxa eey ku taalaa D.Hodan inta u dhexeysa isgooska Sheikh Ali Suufi iyo Isgooska Bakaaraha xarunta Jaamacada Al Hilaal
Isdiiwaan gelinta waa ay socotaa fadlan yaan lagaa buuxin
Waxii Faahfaahin dheeraad ah nagala soo xiriir Talefon Numbar rada:
613182020 / 612221817
Ka faaideyso oo ku baro Aasaaska Maadada Computer ka Muddo 2 bila ah waana koorso waxaana lagugu bari doonaa:
✔ Isticmaalka Computerka iyo sida loogu shaqeesto.
✔ Barashada Software-da wax lagu qorto, lagu xisaabiyo iyo kuwa xogaha lagu keedsado sida MS WORD, EXCEL iyo POWERPOINT.
✔ Barashada qoraalka boobsiiska ah, iyadoo qofku uusan eegeynin keybaordka uu wax kuqoraayo.
Fadlan si aad u hesho warbixin dhamaystiran
riix linkigaan whatappka https://wa.me/252613187070 / 613182020
FG. Qiimaha diiwan galinta waa $5 Qiimaha Mudada koorsadana waa 2bil oo kaliya Mahadsanidiin
19/03/2024
ONE DAY
Ma inaad ka shaqeyso iyo Hotel ?
Ma tahay Arday barta kulliyadda Caafimaadka?
Ma rajaynaysaa inaad barato kulliyadda Caafimaadka?
23 bishan Maalin ah iskuulka Bidhaamiye wuxuu qaban doonaa Seminar ku Saabsan
and Hotel MANAGEMENT.
Waxaa Seminarka Martigelin doonto jaamacadda Sombridge
Shahaadadana waa
Ka faaideysi wacan.
Taariikhda: 23-March ( )
⌚🕛 2:00-4:00
🏠 Jaamacadda Sombridge P P
💰3💲 gelin.
📱0613182020 Ama 0613187070
07/02/2024
07/02/2024
Wargelin
Waxaa lagu wargelinaa dhamaan bahda jacel waxbarashada in machadka Bidhaamiye International Academy uu bilaabi doonno qabashada arday cusub
Maadooyinka uu bidhaamiye bixinaayo ardaydana la bari doono iyo mudada la dhigan doono waxaa kamid ah
1 Barashada Cilmiga Computer ka 2Bilood
2 Barashada maadada Caafimadka 2Bilood
3 barashada mihnada Saxaafada 2Bilood
4 barashada cilaan saarka 3Bilood
5 barshada makeup ka 3Bilood
Sidookale Macahadka Bidhaamiye waxuu bixinayaa Tababaro Caafimaad kaasoo lagu qadan doono isbitaalada kala duwan ee ku yaala magaalada muqdisho si aradaydeenu ey baraatiko ugu sii qaatan isbitaalada aan geyn doono insha allaah
Waxaan kaloo ardayda siin doonaa tababarka gargaarka dag daga ah ee bisha cas oo ey naga caawin doonto hay.ada bisha cas ee soomaaliyeed
Si lamid ah ardayda baraneyso saxaafada intey u socoto barashada saxaafada waxaan geyn doonaa idaacado si baraatiko dheeri ah ey ugu sii qaataan insha allaah
1 Cashirada waxey ku baxayaan ama lagu qadanayaa attandance Class oo xiisadaha la soo xaadiraayo Xarunta Bidhaamiye International Academy
FG: Dhamaan maadooyinkaan waa la heli karaa
2 Bidhaamiye waxay ay bixinaysaa shahaado profesional Diploma oo ardayda ka aflaxda
Bidhaamiye ey gudoomi doonaan kuna shaqeysan doonan insha allaah Xarunta bidhaamiye waxa eey Kutaalaa D.Hodan K P P
Isdiiwaan gelinta waa ay socotaa fadlan yaan lagaa buuxin Waxii Faahfaahin dheeraad ah nagala soo xiriir Talefon Numbarka:
612868577 / 613182020
07/12/2023
Wargelin
Waxaa lagu wargelinaa dhamaan bahda jacel waxbarashada in machadka Bidhaamiye College uu bilaabi doonno qabashada arday cusub
Maadooyinka uu bidhaamiye bixinaayo ardaydana la bari doono iyo mudada la dhigan doono waxaa kamid ah
1 Barashada Cilmiga Computer ka 2Months
2 Barashada maadada Caafimadka 2Months
3 barashada mihnada Saxaafada 2Months
4 barashada cilaan saarka 3months
5 barshada makeup ka 3Months
Sidookale Macahadka Bidhaamiye waxuu bixinayaa Tababaro Caafimaad kaasoo lagu qadan doono isbitaalada kala duwan ee ku yaala magaalada muqdisho si aradaydeenu ey baraatiko ugu sii qaatan isbitaalada aan geyn doono insha allaah
Waxaan kaloo ardayda siin doonaa tababarka gargaarka dag daga ah ee bisha cas oo ey naga caawin doonto hay.ada bisha cas ee soomaaliyeed
Si lamid ah ardayda baraneyso saxaafada intey u socoto barashada saxaafada waxaan geyn doonaa idaacado si baraatiko dheeri ah ey ugu sii qaataan insha allaah
1 Cashirada waxey ku baxayaan ama lagu qadanayaa attandance Class oo xiisadaha la soo xaadiraayo Xarunta Bidhaamiye College
FG: Dhamaan maadooyinkaan waa lacag la aan marka laga reebo 5 diwaangelin
2 Bidhaamiye waxay ay bixinaysaa shahaado profesional Diploma oo ardayda ka aflaxda
Bidhaamiye ey gudoomi doonaan kuna shaqeysan doonan insha allaah
Xarunta abidhaamiye waxa eey kukala yaaliin D.Hodan K P P
Isdiiwaan gelinta waa ay socotaa fadlan yaan lagaa buuxin
Waxii Faahfaahin dheeraad ah nagala soo xiriir Talefon Numbarka:
61 3187070 613182020
24/11/2023
JIMCO WANAAGSAN
Admission Open for Session 2023-24