08/02/2025
Waxaa xalay noo bilaabmay course dii ahayd ๐๐๐ฌ๐ญ๐๐ซ๐ข๐ง๐ ๐๐ข๐๐ซ๐จ๐ฌ๐จ๐๐ญ ๐๐ฑ๐๐๐ฅ: ๐
๐ซ๐จ๐ฆ ๐
๐ฎ๐ง๐๐๐ฆ๐๐ง๐ญ๐๐ฅ๐ฌ ๐๐จ ๐๐๐ฏ๐๐ง๐๐๐ ๐๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ Waxaan uuga mahadcelinaynaa ardayda waqtigooda qiimaha badan usoo huray iyo Ustaad ๐๐๐๐ข๐ค๐๐ซ๐ข๐ง ๐๐ก๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ข oo course da bixinaya.
Abdikarin Ahmed
06/12/2024
Waxaan dhowaan bilaabi doonaa course daan ๐ ๐ฎ๐๐๐ฒ๐ฟ๐ถ๐ป๐ด ๐ ๐ถ๐ฐ๐ฟ๐ผ๐๐ผ๐ณ๐ ๐๐
๐ฐ๐ฒ๐น: ๐๐ฟ๐ผ๐บ ๐๐๐ป๐ฑ๐ฎ๐บ๐ฒ๐ป๐๐ฎ๐น๐ ๐๐ผ ๐๐ฑ๐๐ฎ๐ป๐ฐ๐ฒ๐ฑ ๐ฆ๐ธ๐ถ๐น๐น๐ waxayna soconeesaa 1 Bil waxaan xooga saari doonaa fahanka courseda mudadaaa courseda socoto i.a.
18/06/2024
๐๐ฃ๐๐๐ง๐จ๐ฉ๐๐ฃ๐๐๐ฃ๐ ๐๐ค๐ง๐ง๐ค๐ฌ๐๐ง ๐๐๐๐ง๐๐๐ฉ๐๐ง๐๐จ๐ฉ๐๐๐จ ๐๐จ ๐๐จ๐จ๐๐ฃ๐ฉ๐๐๐ก ๐ฉ๐ค ๐๐ข๐ฅ๐ง๐ค๐ซ๐๐ฃ๐ ๐ก๐ค๐๐ฃ ๐ง๐๐ฅ๐๐ฎ๐ข๐๐ฃ๐ฉ ๐ฅ๐๐ง๐๐ค๐ง๐ข๐๐ฃ๐๐ ๐๐ข๐ค๐ฃ๐ ๐จ๐ข๐๐ก๐ก ๐๐ฃ๐ ๐ข๐๐๐๐ช๐ข ๐๐ฃ๐ฉ๐๐ง๐ฅ๐ง๐๐จ๐๐จ (๐๐๐๐จ) ๐๐ฃ ๐๐ค๐๐๐๐๐จ๐๐ช. ๐๐ช๐ง ๐ก๐๐ฉ๐๐จ๐ฉ ๐จ๐ฉ๐ช๐๐ฎ ๐๐ญ๐ฅ๐ก๐ค๐ง๐๐จ ๐๐ค๐ฌ ๐๐๐๐ฉ๐ค๐ง๐จ ๐จ๐ช๐๐ ๐๐จ ๐๐ช๐จ๐๐ฃ๐๐จ๐จ ๐จ๐๐ฏ๐, ๐ข๐๐ฃ๐๐๐๐ข๐๐ฃ๐ฉ ๐ฅ๐ง๐๐๐ฉ๐๐๐๐จ, ๐๐ฃ๐ ๐๐๐ฃ๐๐ฃ๐๐๐๐ก ๐ก๐๐ฉ๐๐ง๐๐๐ฎ ๐๐๐๐๐๐ฉ ๐ง๐๐ฅ๐๐ฎ๐ข๐๐ฃ๐ฉ ๐ง๐๐ฉ๐๐จ.
๐๐๐๐ฉ ๐๐ค๐ง๐ง๐ค๐ฌ๐๐ง ๐๐๐๐ง๐๐๐ฉ๐๐ง๐๐จ๐ฉ๐๐๐จ ๐๐ค ๐ฎ๐ค๐ช ๐ฉ๐๐๐ฃ๐ ๐๐ง๐ ๐ข๐ค๐จ๐ฉ ๐๐ข๐ฅ๐ค๐ง๐ฉ๐๐ฃ๐ฉ ๐๐ค๐ง ๐จ๐ช๐๐๐๐จ๐จ๐๐ช๐ก ๐ก๐ค๐๐ฃ ๐ง๐๐ฅ๐๐ฎ๐ข๐๐ฃ๐ฉ ๐๐ฃ ๐๐ค๐๐๐๐๐จ๐๐ช?
18/06/2024
๐๐น๐ฒ๐ฐ๐๐ฟ๐ผ๐ป๐ถ๐ฐ ๐ฏ๐ฎ๐ป๐ธ๐ถ๐ป๐ด ๐ถ๐ ๐๐ฟ๐ฎ๐ป๐๐ณ๐ผ๐ฟ๐บ๐ถ๐ป๐ด ๐ณ๐ถ๐ป๐ฎ๐ป๐ฐ๐ถ๐ฎ๐น ๐ถ๐ป๐ฐ๐น๐๐๐ถ๐ผ๐ป ๐ถ๐ป ๐ ๐ผ๐ด๐ฎ๐ฑ๐ถ๐๐ต๐'๐ ๐ฐ๐ผ๐บ๐บ๐ฒ๐ฟ๐ฐ๐ถ๐ฎ๐น ๐ฏ๐ฎ๐ป๐ธ๐. ๐ช๐ถ๐๐ต ๐ฑ๐ถ๐ด๐ถ๐๐ฎ๐น ๐ฏ๐ฎ๐ป๐ธ๐ถ๐ป๐ด ๐๐ฒ๐ฟ๐๐ถ๐ฐ๐ฒ๐, ๐บ๐ผ๐ฟ๐ฒ ๐ฝ๐ฒ๐ผ๐ฝ๐น๐ฒ ๐ป๐ผ๐ ๐ต๐ฎ๐๐ฒ ๐ฎ๐ฐ๐ฐ๐ฒ๐๐ ๐๐ผ ๐ฒ๐๐๐ฒ๐ป๐๐ถ๐ฎ๐น ๐ณ๐ถ๐ป๐ฎ๐ป๐ฐ๐ถ๐ฎ๐น ๐ฟ๐ฒ๐๐ผ๐๐ฟ๐ฐ๐ฒ๐, ๐ถ๐บ๐ฝ๐ฟ๐ผ๐๐ถ๐ป๐ด ๐ฎ๐ฐ๐ฐ๐ฒ๐๐๐ถ๐ฏ๐ถ๐น๐ถ๐๐ ๐ฎ๐ป๐ฑ ๐ฐ๐ผ๐ป๐๐ฒ๐ป๐ถ๐ฒ๐ป๐ฐ๐ฒ ๐ณ๐ผ๐ฟ ๐ฎ๐น๐น. ๐๐ผ๐ถ๐ป ๐๐ต๐ฒ ๐ฐ๐ผ๐ป๐๐ฒ๐ฟ๐๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป ๐ฎ๐ป๐ฑ ๐๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐๐ผ๐๐ฟ ๐ฒ๐
๐ฝ๐ฒ๐ฟ๐ถ๐ฒ๐ป๐ฐ๐ฒ๐ ๐๐ถ๐๐ต ๐ฒ๐น๐ฒ๐ฐ๐๐ฟ๐ผ๐ป๐ถ๐ฐ ๐ฏ๐ฎ๐ป๐ธ๐ถ๐ป๐ด ๐ถ๐ป ๐ ๐ผ๐ด๐ฎ๐ฑ๐ถ๐๐ต๐.
๐๐ผ๐ ๐ต๐ฎ๐ ๐ถ๐ ๐ถ๐บ๐ฝ๐ฎ๐ฐ๐๐ฒ๐ฑ ๐๐ผ๐๐ฟ ๐ฎ๐ฐ๐ฐ๐ฒ๐๐ ๐๐ผ ๐ณ๐ถ๐ป๐ฎ๐ป๐ฐ๐ถ๐ฎ๐น ๐๐ฒ๐ฟ๐๐ถ๐ฐ๐ฒ๐?
https://iprjb.org/journals/index.php/IJFA/article/view/1547
18/08/2022
Waxaa shalay 17-08-2022 noo qabsoomay seminar uusoo agaasimay Mogadishu Institute of Finance and Banking oo ay iska kaashadeen midowga ardayda kuliyada maamulka ee jamacada SIMAD UNIVERSITY, kaasoo looga hadlayay mowduuc kusaabsan Fursahada iyo Caqabadaha bankiyada cusub ee shisheeye kuyeelan karaan gud ahaan dhaqaalaha wadanka iyo bankiyada, waxaan ogsoon nahay in bankiyadu saameen xoogan kuleeyihiin dhaqaalaha wadamada, waxaan sidoo kale dood abuur kusameenay su'aalo ay kamid yihiin.
1. Maloo baahna in xiligaan bankiye shisheeye wadanka yimaadaan?
2. Malaga yaabaa in sabab unoqdaan bankiyada shisheeye khasaare ba'an oosoo gaara bankiyada wadanka?
3. Diyaar ma'uyihiin bankiyada wadanka inay dagaal lagalaan bankiyada shisheeye ee aqoonsiga lasiiyay?
4. Maxaa lagudboon bankiyada wadanka iyo Bankiga dhexe ee Somalia?
5. Ilaaa intee is difaaci karaan bankiyada qaar ee Somalia ayadoo bankiyadan ee yihiin bankiyada lacahaga dibada loo diro lamarsiin jiray ?
Uugu danbeen waxaan umahadcelinayaa ilaahay noosuurta galiyay in barnaamijkaan si qurxan noogu dhaco , dhamaan dadkii kasoo qaybgalay waxaan leenahay guulaysta.
11/08/2022
Mr. Faisal Hilowle wuxuu qayb kayahay martida kuqoran soo jeedinta Mowduucan, ๐๐๐๐ฆ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐๐ฒ๐จ ๐
๐ฎ๐ซ๐ฌ๐๐๐๐ก๐ ๐๐๐ง๐ค๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ก๐๐๐ฒ๐.
Mr. Faisal wuxuu mudo 7 sano ah kashaqeenayaa bankiyada Somalia wuxuu kamid yahay dadka khibrada dheer uleh hanaanka maaliyadeed ee dalka.
๐ ๐ฟ.๐๐ฎ๐ถ๐๐ฎ๐น ๐ ๐ผ๐ต๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ ๐๐ถ๐น๐ผ๐๐น๐ฒ
11/08/2022
Mr. Abdikarin Ahmed wuxuu kamid yahay aas aasayaasha ๐ ๐ผ๐ด๐ฎ๐ฑ๐ถ๐๐ต๐ ๐๐ป๐๐๐ถ๐๐๐๐ฒ ๐ผ๐ณ ๐๐ถ๐ป๐ฎ๐ป๐ฐ๐ฒ ๐ฎ๐ป๐ฑ ๐๐ฎ๐ป๐ธ๐ถ๐ป๐ด, wuxuuna qayb kayahay martida kuqoran soo jeedinta Mowduucan, ๐๐๐๐ฆ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐๐ฒ๐จ ๐
๐ฎ๐ซ๐ฌ๐๐๐๐ก๐ ๐๐๐ง๐ค๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ก๐๐๐ฒ๐.
๐ ๐ฟ. ๐๐ฏ๐ฑ๐ถ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ป ๐๐ต๐บ๐ฒ๐ฑ ๐๐ฏ๐ฑ๐ถ
11/08/2022
Mr. Ismail Rage wuxuu kamid yahay aas aasayaasha ๐ ๐ผ๐ด๐ฎ๐ฑ๐ถ๐๐ต๐ ๐๐ป๐๐๐ถ๐๐๐๐ฒ ๐ผ๐ณ ๐๐ถ๐ป๐ฎ๐ป๐ฐ๐ฒ ๐ฎ๐ป๐ฑ ๐๐ฎ๐ป๐ธ๐ถ๐ป๐ด, wuxuuna qayb kayahay martida kuqoran soo jeedinta Mowduucan, ๐๐๐๐ฆ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐๐ฒ๐จ ๐
๐ฎ๐ซ๐ฌ๐๐๐๐ก๐ ๐๐๐ง๐ค๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ก๐๐๐ฒ๐.
๐ ๐ฟ.๐๐๐บ๐ฎ๐ถ๐น ๐๐ต๐บ๐ฒ๐ฑ ๐ ๐ผ๐ต๐ฎ๐บ๐๐ฑ
11/08/2022
Waxaan maalinka arbacada kuna beegan 17-08-2022, Mogadishu Institute Of Finance and Banking, qaban doonaa seminar kusaabsan, ๐๐๐๐ฆ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐๐ฒ๐จ ๐
๐ฎ๐ซ๐ฌ๐๐๐๐ก๐ ๐๐๐ง๐ค๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ก๐๐๐ฒ๐, waxaana lagu qabandoonaa xarunta weyn ee Jamacada SIMADUniversity.
Wuxuuna ufuranyahay cidkasta oo daneenaysa inay kasoo qayb gasho.
Contact us: +252 61 2407245
30/06/2022
Mogadishu Institute of Finance and Banking, wuxuu dhowaan bilaabi doonaa course diploma (Islamic Banking & Finance ah) ah taasoo socon doonta mudo 6 bilood ah, waxaana lagu baran doonaa qaab online ah iyo xaadirida fasalka.