Abdikhaaliq xuseen yuusuf

Abdikhaaliq xuseen yuusuf Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdikhaaliq xuseen yuusuf, Education Website, Mogadishu.

20/05/2024

qofkii ilaahay talo saarta wuu kufilanyahay

13/04/2024
13/08/2023
Waxaa jira kumanaan inaga hooseeya maanta, ciiddu lafahooda cuntay, laakiin aynaan marna ilaawi karayn oo qalbiyadeena k...
03/07/2023

Waxaa jira kumanaan inaga hooseeya maanta, ciiddu lafahooda cuntay, laakiin aynaan marna ilaawi karayn oo qalbiyadeena ku dhex nool! Aynu u ducayno dhammaan intii dhimatay.

๐Ÿคฒุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ูู†ูƒู… ูˆุฌุนู„ู†ุง ู…ู…ู† ูŠู†ุธุฑ ุฅู„ูŠู‡ู… ุงู„ุฑุญู…ู† ููŠู‚ูˆู„ ุฅุฐู‡ุจูˆุง ู…ุบููˆุฑ ู„ูƒู… .๐Ÿคฒูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ.
27/06/2023

๐Ÿคฒุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ูู†ูƒู… ูˆุฌุนู„ู†ุง ู…ู…ู† ูŠู†ุธุฑ ุฅู„ูŠู‡ู… ุงู„ุฑุญู…ู† ููŠู‚ูˆู„ ุฅุฐู‡ุจูˆุง ู…ุบููˆุฑ ู„ูƒู… .๐Ÿคฒ
ูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ.

๐ŸŒบู‚ุงู„ ุงู„ู„ู‡ ุชุนุงู„ู‰:(ุซูŒู…ูŽู‘ ุงุณู’ุชูŽูˆูŽู‰ ุฅูู„ูŽู‰ ุงู„ุณูŽู‘ู…ูŽุงู’ุกู ูˆูŽู‡ููŠูŽ ุฏูุฎูŽุงู’ู†ูŒ) ูุตู„ุช : 11.๐ŸŒธALLAH waxa uu yidhi: (Markaas ayuu u qasda...
22/04/2023

๐ŸŒบู‚ุงู„ ุงู„ู„ู‡ ุชุนุงู„ู‰:(ุซูŒู…ูŽู‘ ุงุณู’ุชูŽูˆูŽู‰ ุฅูู„ูŽู‰ ุงู„ุณูŽู‘ู…ูŽุงู’ุกู ูˆูŽู‡ููŠูŽ ุฏูุฎูŽุงู’ู†ูŒ) ูุตู„ุช : 11.
๐ŸŒธALLAH waxa uu yidhi: (Markaas ayuu u qasday rabbi xagga Samada iyadoo qiiq ah)
Aayaddan waxa laga dhex akhriyey shirkii Cilmiga Mucjisooyinka Qurโ€™aanka Kariimka ee lagu qabtay Qaahira, markii Professor-kii reer Japan (Yoshidi Kozai) uu maqlay aayaddaas, ayuu intuu yaabbay misna kacay oo yidhi: Saynisku iyo saynisyahannadu may gaadhin xaqiiqdaan la yaabka leh ilaa dhawaan, ka dib markii ay Kaamiradaha dayax-gacmeedka ay qaadeen sawirro toos ah iyo filimaan muujinaya xiddig, kaas oo ka koobna dhumuc weyn oo qiiq madow ah. Dabadeed waxa uu intaa ku daray in xogteennii h**e ee Sawiradaan iyo muuqaalladan tooska ah ka hor ay ahaayeen kuwo ku salaysan aragtiyo been ah oo ahayd in cirku yahay ceeryaamo. Waxaana uu intaa ku daray in mucjisooyinka Qurโ€™aanka aynu ka ogaanay mucjiso cusub oo la yaab leh taas oo xaqiijisay in cidda ka warrami ay tahay Allihii koonka abuuray balaayiin sano ka hor.

22/04/2023

Asc dhamaantiin waan idin salaamay.

Halkaan waxaad kaheli doontaan macluumaad kudaabsan aqoonta ama waxbarashada,maadi iyo diini .iyo mawduucyada kale ee quseeyo.

โ˜†Ulajeedada page ka aan usameyay ayaa ahโ˜†
,
1)inaa kusoo gudbiyo dhamaan macluumaadka quseeya mawduuyada kor aan kuxusay.
2)wacyi galinta bulshada iyo lawadaagista waxyaalaha khayrka

โ˜† Ku soodhawoow gacmo furan.โ˜†

Hadii aad ku cusub tahy nasoo follow gareey.
Siina share gareey si dad badan uu ugaaro.

ใ€Š MAHADSANIDINใ€‹

Address

Mogadishu

Telephone

+252614693962

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdikhaaliq xuseen yuusuf posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Abdikhaaliq xuseen yuusuf:

Shortcuts

Share