07/08/2025
Shaacinta natiijada imtixaanka dugsiga dhexe (Fasalka. 8aad) ee sanad-dugsiyeedka 2024-2025 waxaa la shaacin doonaa maalinta khammiista 14/ Agoosto/2025
Dhammaan ardayda iyo waalidiinta BAHDA waxa u rajeyneynaa natiijo ay ku farxaan insha allah
24/07/2025
Registration 26/07/2025
Sanad Dugsiyeedka 2025-2026
02/07/2025
Waxaa mahad iska leh alle (sw) oo inoo soo idleeyey imtixaankii finalka sanad dugsiyeedka 2024-2025
28/06/2025
Alx 28/06/2025 waxaa si rasmi ah ugu bilaawday imtixaankii finalka ee sanad dugsiyeedka 2024-2025 dadaakaaga maanta waa iftiinka mustaqbalkaaga guul baan idiin rajeyneynaa dhammaan ardayda imtixaanka u fadhisaneysa guuleysta dhammantiina
school
12/06/2025
Hambalyo dhammaan ardayda fasalka 8aad ee maanta usoo gabagabooday imtixaanka shahaadiga ee sanad dugsiyeedka 2024-2025
Maamulka waxan uu urajaynayaa ardayda fasalka 8aad natiijo wanaagsan oo ay ku farxaan
P.S.S
Guuul a .I
12/06/2025
05/06/2025
Sagootinta Fasalka Form four ee ciyaartii shalay galab bye F4
04/06/2025
Sawirka Xaflada sagootinta Fasalka 12aad
Guuuul F4
30/05/2025
Jadwalka imtixaanka qaranka
Dhammaan ardayda galeyso imtixaanka qaranka Allah ha u fududeeyo
Aamin Yaa rabi
Reer
01/02/2025
Furitaanka xaafada Dugsiga SHIFA primary and secondary school 01/02/2025
Guul reer P.S.S