Shifa primary & secondary school

Shifa primary & secondary school m.a

Shaacinta natiijada imtixaanka dugsiga dhexe (Fasalka. 8aad) ee sanad-dugsiyeedka 2024-2025 waxaa la shaacin doonaa maal...
07/08/2025

Shaacinta natiijada imtixaanka dugsiga dhexe (Fasalka. 8aad) ee sanad-dugsiyeedka 2024-2025 waxaa la shaacin doonaa maalinta khammiista 14/ Agoosto/2025
Dhammaan ardayda iyo waalidiinta BAHDA waxa u rajeyneynaa natiijo ay ku farxaan insha allah

Registration 26/07/2025 Sanad Dugsiyeedka 2025-2026
24/07/2025

Registration 26/07/2025
Sanad Dugsiyeedka 2025-2026

Waxaa mahad iska leh alle (sw) oo inoo soo idleeyey imtixaankii finalka sanad dugsiyeedka 2024-2025
02/07/2025

Waxaa mahad iska leh alle (sw) oo inoo soo idleeyey imtixaankii finalka sanad dugsiyeedka 2024-2025

02/07/2025
Alx  28/06/2025 waxaa si rasmi ah ugu bilaawday imtixaankii finalka ee sanad dugsiyeedka 2024-2025 dadaakaaga maanta waa...
28/06/2025

Alx 28/06/2025 waxaa si rasmi ah ugu bilaawday imtixaankii finalka ee sanad dugsiyeedka 2024-2025 dadaakaaga maanta waa iftiinka mustaqbalkaaga guul baan idiin rajeyneynaa dhammaan ardayda imtixaanka u fadhisaneysa guuleysta dhammantiina
school

Hambalyo dhammaan ardayda fasalka 8aad ee maanta usoo gabagabooday imtixaanka shahaadiga ee sanad dugsiyeedka 2024-2025M...
12/06/2025

Hambalyo dhammaan ardayda fasalka 8aad ee maanta usoo gabagabooday imtixaanka shahaadiga ee sanad dugsiyeedka 2024-2025
Maamulka waxan uu urajaynayaa ardayda fasalka 8aad natiijo wanaagsan oo ay ku farxaan
P.S.S
Guuul a .I
12/06/2025

Sagootinta Fasalka Form four ee ciyaartii shalay galab  bye F4
05/06/2025

Sagootinta Fasalka Form four ee ciyaartii shalay galab bye F4

Sawirka Xaflada sagootinta Fasalka 12aadGuuuul F4
04/06/2025

Sawirka Xaflada sagootinta Fasalka 12aad
Guuuul F4

Jadwalka imtixaanka qaranka Dhammaan ardayda galeyso imtixaanka qaranka Allah ha u fududeeyo Aamin Yaa rabi Reer
30/05/2025

Jadwalka imtixaanka qaranka
Dhammaan ardayda galeyso imtixaanka qaranka Allah ha u fududeeyo
Aamin Yaa rabi
Reer

Furitaanka xaafada Dugsiga SHIFA primary and secondary school 01/02/2025Guul reer   P.S.S
01/02/2025

Furitaanka xaafada Dugsiga SHIFA primary and secondary school 01/02/2025
Guul reer P.S.S

Address

Dharkeyley
Mogadishu
252

Telephone

+252617052044

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shifa primary & secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Shifa primary & secondary school:

Shortcuts

Share

Category