Kulmiye Primary and Secondary School

Kulmiye Primary and Secondary School Ku soo dhawaada iskuulka Kulmiye Primary and Secondary School oo kuyaala degmada wardhiigley, xaafada calikamiin

𝐎𝐠𝐞𝐲𝐬𝐒𝐒𝐬 𝐎𝐠𝐞𝐲𝐬𝐒𝐒𝐬 πŽπ πžπ²π¬π’π’π¬π–πšπ«π πšπ₯𝐒𝐧: Axad 23/11/2025Dhammaan ardayda iyo waalidiinta waxa lagu wargelinayaa in berito oo ...
22/11/2025

𝐎𝐠𝐞𝐲𝐬𝐒𝐒𝐬 𝐎𝐠𝐞𝐲𝐬𝐒𝐒𝐬 𝐎𝐠𝐞𝐲𝐬𝐒𝐒𝐬

π–πšπ«π πšπ₯𝐒𝐧: Axad 23/11/2025
Dhammaan ardayda iyo waalidiinta waxa lagu wargelinayaa in berito oo Axad ah Dugsigu fasax yahay ayada oo la raacayo amarka wasaaradda Waxbarashada.

Dhamaan Aradada Soomaliyeed Ee saka  Imtixaanka Dowladda Ee Shahaadiga Ah U bilaawanaya Guul Ayan Urajeynaa Allaha ha u ...
29/05/2021

Dhamaan Aradada Soomaliyeed Ee saka Imtixaanka Dowladda Ee Shahaadiga Ah U bilaawanaya Guul Ayan Urajeynaa Allaha ha u fududeeyo, Si nabad ahna Allaha ha ugu dhameeyo.

Ciid Mubaarak dhammaan Muslimiinta, ummadda Soomaaliyeed gaar ahaanna bahda Mcahadka kulmiye primary and secondry school...
12/05/2021

Ciid Mubaarak dhammaan Muslimiinta, ummadda Soomaaliyeed gaar ahaanna bahda Mcahadka kulmiye primary and secondry school , Maamul, Macalimiin, howl-wadeenada, ardayda iyo waalidiinta, sanadkan sanadkiisa rabbi ha inagu gaarsiiyo Caafimaad iyo nabad qab.

Asc dhammaan ardayda fasalka 8aad waxa aan la wadaagaynaa in ay imtixaanka ku geli doonaan iskuulka Imaamu Shaafici qeyb...
12/05/2021

Asc dhammaan ardayda fasalka 8aad waxa aan la wadaagaynaa in ay imtixaanka ku geli doonaan iskuulka Imaamu Shaafici qeybtiisa Shiikh madar oo ku taal masjidka Shiikh Cali Suufi

12/05/2021

Examination way

Asc dhammaan ardayda fasalka 8aa  waxa la ogeysiinaya in la galidoono imtixaanka 24-5-2021 jadwalka imtixaanka waa kaa  ...
09/05/2021

Asc dhammaan ardayda fasalka 8aa waxa la ogeysiinaya in la galidoono imtixaanka 24-5-2021 jadwalka imtixaanka waa kaa
Mahadsanidiin

Asc dhammaan aradyda form four ka ah waxa la ogeysiinaa in ay imtixaanka ku gali doonaan xarumaha kala ah Dugsiga badda ...
06/05/2021

Asc dhammaan aradyda form four ka ah waxa la ogeysiinaa in ay imtixaanka ku gali doonaan xarumaha kala ah Dugsiga badda ee kuyaal degmada cabdi casiis iyo Jaamacada Soomaliya ee degmada Hawl wadaaag
Waxa aan idiin rajaynaynaa guul.
Dhammaad

Ma jiro Dhaqaale kobcayaa oo h**e u marayaa haddii aan aqoon lagu qorshayn oo lagu maamulayn. Ma jirto bulsho is beddel ...
05/05/2021

Ma jiro Dhaqaale kobcayaa oo h**e u marayaa haddii aan aqoon lagu qorshayn oo lagu maamulayn. Ma jirto bulsho is beddel iyo horumar gaadhaa; haddii aqooni maqantahay. Mana jirto bulsho hab nololeedkeeda sare u qaadi kartaa; haddii aanay aqoonta dadkeeda adeegsan.

Xarunta  waxay u rajaynaysaa dhammaan ardayda  fasalka F 4  ee sanadkaan imtixaanka u fariisanaya Nasiib Wanaagsan iyo M...
05/05/2021

Xarunta waxay u rajaynaysaa dhammaan ardayda fasalka F 4 ee sanadkaan imtixaanka u fariisanaya Nasiib Wanaagsan iyo Mustaqbal Horumarsan.

Waxbarashadu waa nidaam barbaarineed oo u habaysan si ay u hagto bulshada. Waxa ay jihaysaa aayaha waddan iyo dadka ku n...
24/04/2021

Waxbarashadu waa nidaam barbaarineed oo u habaysan si ay u hagto bulshada. Waxa ay jihaysaa aayaha waddan iyo dadka ku nool, waana hagaha ummadda oo la’aanteed aanay jiri karin nadaam, hormar

Address

Mogadishu

Telephone

+252615818170

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kulmiye Primary and Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category