Maantana waxaan soo xaadirineynaa lacagtii soomaaliya
Daarul-Caalim Primary and Secondary Schools
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Daarul-Caalim Primary and Secondary Schools, School, Mogadishu.
Welcome to Daarul-Caalim Primary and Secondary School! 🎓
Daarul-Caalim provides structured learning from primary to secondary levels, with a focus on:
✔️ Academic excellence and competitions
✔️ Leadership, ethics, and character development
✔️ Sports and
10/04/2026
BAR AMA BARO
Daarul-Caalim Primary and Secondary Schools
Aqoon la aan waa iftiin la aan
02/04/2026
Tartan cilmiyeed si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa dhex maray:
Class F3 vs Class G6
Class F2 vs Class G7B
Natiijooyinka:
Class F3: 10 dhibcood vs Class G6A: 8 dhibcood
Class F2: 11 dhibcood vs Class G7B: 8 dhibcood
Guusha: ✔ Class F3
✔ Class F2
Tartamayaashu waxa ay muujiyeen aqoon, dadaal iyo tartan caafimaad qaba.
01/04/2026
01/04/2026
SAWIRRO – QEYBTA 2AAD
Waxaa si guul iyo nabadgelyo leh noogu soo gaba-gaboobay Imtixaankii Billeedkii 2aad (Monthly Two) ee Daarul-Caalim Primary and Secondary Schools.
Qeybtan labaad ee sawirrada waxay muujinayaan dadaalka, anshaxa, iyo kartida ardayda, iyadoo sidoo kale la arkayo juhdiga macallimiinta iyo maamulka dugsiga ee hagidda iyo ilaalinta nidaamka imtixaanka.
Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinaynaa dhammaan ardayda ka qeyb qaatay imtixaanka, macallimiinta dadaalka badan, iyo waalidiinta sida hagar la’aanta ah u garab istaagay waxbarashada ubadkooda.
Guul iyo horumar ayaan u rajeyneynaa dhammaan ardayda.
Daarul-Caalim – Hoyga Aqoonta iyo Tarbiyadda.
01/04/2026
SAWIRRO – QAYBTA KOOWAAD
Waxaa si guul iyo nabad ah noogu soo gaba-gaboobay Imtixaankii Billeed ee 2aad (Monthly Two) ee Dugsiga Daarul Caalim.
Ardaydu waxay muujiyeen dadaal, anshax, iyo karti sare intii uu imtixaanku socday, taasoo ka tarjumaysa horumarka waxbarasho ee dugsigu hiigsanayo.
Maamulka iyo macallimiinta dugsigu waxay si gaar ah ugu mahadcelinayaan ardayda, waalidiinta, iyo dhammaan bahda waxbarashada ee ka qayb qaatay hirgelinta iyo habsami u socodka imtixaankan.
Waxaan rajaynaynaa in natiijooyinku noqdaan kuwo dhiirrigelin u ah horumar dheeraad ah iyo guulo mustaqbalka dhow.
CIID WANAAGSAN
Maamulka Dugsiga Daarul-Caalim wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ardayda, waalidiinta, macallimiinta, iyo guud ahaan ummadda Muslimiinta munaasabadda barakaysan ee Ciidul-Fitri awgeed.
Waxaan Alle ka baryeynaa in uu naga aqbalo cibaadadii aan soo gudannay, isla markaana nagu gaarsiiyo ciiddan iyo kuwa xiga annagoo ku sugan nabad, caafimaad iyo barwaaqo.
Ciid Mubaarak
Mahadsanidiin.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu
2526