Al-sha'ab Primary and Secondary School

Al-sha'ab Primary and Secondary School Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Al-sha'ab Primary and Secondary School, School, dhanka midig degmada karaan, Mogadishu.

21/11/2019
MALINTA MACALIMINTA SOMALIYED 21-nov-2019kulan lagu maamusaye malinta macaliminta somaliyed ayaa sage lagu qabte schoolk...
21/11/2019

MALINTA MACALIMINTA SOMALIYED 21-nov-2019
kulan lagu maamusaye malinta macaliminta somaliyed ayaa sage lagu qabte schoolka alsha'ab primary and secondary school faraciisa 2aad
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO

Dhammaan macallimiinta soomaaliyeed waxa ugu hambalyenaa shaqada wanagsan ay uhayaan ummadda soomaliyeed waxad muujiseen dadaal waxana soo saarteen oo sharaf uyeesheen arady soomaliyeed waxa aan leeyahay allaha idiinka ajar siiyo.
qasatan macaliminta alsha'ab school
waxaa kulan kas hadiyo kala duwan lagu gudonsiye macaliminta schoolka kuwas ee bixinayen ALSHA'AB UNION STUDENTS GRADUATED
waxaa xafladas gacan ween ka geste
fasalada kala ah F3B IYO F2B
21-NOV-2019 MALINTA MACALIMINTA SOMALIYED

20/11/2019

kuso dhawada page cusub schoolka faca ween alshacab primary and secondary school

Address

Dhanka Midig Degmada Karaan
Mogadishu

Telephone

+252618043455

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-sha'ab Primary and Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category