Al-Micraaj Educational center AMEC

Al-Micraaj Educational center AMEC Learn today and Eran tomorrow

09/10/2023

Ttnndddh c

16/06/2023

Maamlmo Aan La Ilaabi Karin ......

Hambalyo Dhamaan Ardayda Soomaliyeed Ee Maanta Usoo Idlaaday Imtixankii Qaranka Gaar Ahaan Ardayda Bahda  Al-Micraaj  Wa...
31/05/2023

Hambalyo Dhamaan Ardayda Soomaliyeed Ee Maanta Usoo Idlaaday Imtixankii Qaranka Gaar Ahaan Ardayda Bahda Al-Micraaj Waxaana Urajeenynaa Natiijo Qurux Badan Insha-Allah..

AL-MICRAAJ WAA HOYGA AQOONTA ...

WAXAA INOO FURAN DII-WAANGELINTA F4 EE AFARTA MAADO CILMIGA

WIXII INTAAS DHEER NAGALA SO XIRII WHATSAPKA +252613747429 AMA 61 3775891

SHAACIN.Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare wax ay shaacineysaa in la qaadi doono Imtixaanka Qaranka ee ...
10/05/2023

SHAACIN.

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare wax ay shaacineysaa in la qaadi doono Imtixaanka Qaranka ee Dugsiyada Sare ee Dalka 27-ka May 2023.
Haddaba waxaa la farayaa Ardayda, Waalidiinta, Macallimiinta iyo Maamulayaasha in ay u diyaar garoobaan Imtixaanka Maalmaha yar ee ka dhiman.

Guul baan u rajeyneynaa Dhammaan Ardayda Soomaaliyeed.

21/11/2022

Aqoon la'aan waa iftiin la'aan .

Dhamaan ardayda u fadhiisatay imtixaan bileedka dugsiga Al-micraaj gaar ahaan ardayda F4 . ( 4-ta Maado ee cilmiga )  wa...
20/11/2022

Dhamaan ardayda u fadhiisatay imtixaan bileedka dugsiga Al-micraaj gaar ahaan ardayda F4 . ( 4-ta Maado ee cilmiga ) waxan u rajenaynaa guul ' Insha Allah .

M/kuxigeenka Dugsiga Dr. Mohamed Abdinasir Ahmed Mohamed .
05/10/2022

M/kuxigeenka Dugsiga Dr. Mohamed Abdinasir Ahmed Mohamed .

Shalay oo taarikhda ku beegneed 17/09/2022 waxaa inoo bilaamay imtixaan bileedkii dugsiga . Oo ay u fadhiisanyeen fasalk...
18/09/2022

Shalay oo taarikhda ku beegneed 17/09/2022 waxaa inoo bilaamay imtixaan bileedkii dugsiga . Oo ay u fadhiisanyeen fasalka 4aad ee dugsiga sare iyo fasalka 8aad ee dugsiga dhaxe .

Al-micraaj ugu imaaw waxbarasho tayo leh .

Waxaa inoo socdo qoritaankii ' aradyda cusub oo kala ah ardayda form four-ka iyo arday fasalka 8aad ee loo diyaarinayo imtixaanka gobalka banadir . Wixii faah-faahin ah la xafiir lamrdaan : 0613775891 / 0615379647 / 0615830884 .

Mahadsanidiin .

Ogeysiiis Muhiim Ah :Dhamaan ardayda soomaaliyeed , gaar ahaan ardayda ku nool Degmada-wadajir iyo Dharkenley & degmooyi...
27/08/2022

Ogeysiiis Muhiim Ah :

Dhamaan ardayda soomaaliyeed , gaar ahaan ardayda ku nool Degmada-wadajir iyo Dharkenley & degmooyinka dariska la ah waxaan ogeysiinaynaa in ay bilaaban doonto kooras (Fast-Aid ) ah , oo lacag la aan ah .
Hadaad u baahantahay , diiwaangelinta waa ay socataa yaa laga buuxinin whatsapp-number 0613775891 / call : 0613775891 .

All your hard work finally paid off. Congratulations Lôvêly Mîñâ It wasn’t easy, but you made it! Congratulations.Congra...
06/07/2022

All your hard work finally paid off. Congratulations Lôvêly Mîñâ
It wasn’t easy, but you made it! Congratulations.
Congratulations on your successful graduation. You truly deserve it, and we are so happy for you.

All the best for the future, mate, Congratulations!
Your confidence level was always high. We knew you could do it. Congratulations graduate!

Address

Somalia Mogadishu. Degmada Wadajir Xafada Xawo Tako
Mogadishu

Telephone

+252613747429

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Micraaj Educational center AMEC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Al-Micraaj Educational center AMEC:

Shortcuts

Share

Category