15/10/2022
Maamulaha guud ee Dugsiyada AL-MANHAL USTAAD:Maxamed Maxamuud Sh. Aamin ( Maahir) oo u hambalyeyey ardayda f.12aad iyo 8aad, waxa uuna kula dardaarmay in waxbarashada ay sii wataan, sidoo kale waxa uu u mahad celiyey waalinta har iyo habeen u soo jeeday si ubadkood u hormariyaan.
# Dugsiga Al-manhal.
# Qafladda qalin jabinta fasalka 12aad iyo 8aad.
# qaybta Ceelasha.
27/09/2022
Wargelin muhiim ah:-
Dhammaan ardayda fasalka 12aad iyo fasal 8aad sanad dugsiyeedka 2021- 2022 ee gugsiga AL- MANHAL waxaa lagu wargelinayaa in xaflada la qaban doono maalinta berri oo arbaco ah tr: 28/9/2022 sacadda 7:30am insha allah.
# Dugsiga AL-MANHAL.
# Qaybta Ceelasha.
17/09/2022
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته.
العلم نور والجهل ظلام.
10/09/2022
Ardayda ka qalin badalatay machadka sare culuumta sharciga ee AL-MANHAL waxaan leeyahay hambalyo hambalyo, horay u socda mar waliba insha allah.
09/09/2022
107 arday oo maanta ka qalin badalaneyso machadka AL-MANHAL qaybta Shareecada.
Hambalyo ... hambalyo.
Goor dhow filo sawiro iyo muuqaalo qurux badan insha allah.
06/09/2022
WARGELIN MUHIIMA AH:-
Ardayda ka qalin badalaneyso qaybta shareecada ee machadka AL-MANHAL waxaa lagu wargelinayaa in xaflada la qabanaayo maalinta jimcaha (subax) tr:9/9/2022 insha allah.
Diyaar garoow wacan insha allah.
06/09/2022
Shalay waxaan bilaabay fasal cusub oo carabi online ah.
Kubaro luqadda carabiga muddo gaaban insha allah.
02/09/2022
Wargelin muhiim ah:-
Waxaan bilaabayaa fasal koorso carabi oo ded-deg ah, muddada ay soconeyso koorsadani waa 7bil, qarashka lagu baran doono waa $10.
Koorsadaan waxaa ku xiran shuruudo oo laga rabo in ardayga uu buuxiyo.
Igala soo xiriir whatsapp: 0615535496/0618535496.
01/09/2022
السّلام عليكم ورحمة الله وبركاته.
كيف حالكم إخوتي في الله؟
أرجو لكم خيرا
30/08/2022
Waxaa si rasmi ah u socdo qoridda ardayda cusub ee online-ka, waxa ayna ka soo dalbanayaan barashada luqadda carabiga DALKA IYO DIBADIISA.
Hadaba ka faa iideyso fursadaan qaaliga ah.
Waxaana heli kartaa:-
1- koorso caadi ah muddo 1sano.
2- koorso deg-deg ah oo shuruud wadato muddo 7bil.
Kala soo xiriir machadka whatsapp: 0615535496