15/04/2021
Somali media
Somali media
15/04/2021
Taliyaha Ciidanka Millatariga Gen. Odowaa Yuusuf Raage oo ku mashquulsan fulinta ammaro lagu siiyey in Ciidanka xooggu ay soo banneeyaan furin kasta oo ay ku sugan yihiin kana tirsan Galmudug, ayaa dhanka kaleadaxtooyadda Soomaaliya waxay qorsheynaysaa in xilka laga qaado Odowaa laguna badalo MuunGaab duqii h**e ee Muqdisho.
Muungaab ayaa hadda looga yeeray Villa Somalia si loogu sharraxo sababta xilka loogu dhiibayo iyo ujeeda laga leeyahay oo ah in qofkii hadlaba la handado ama la dilo haddii loo baahdo, taasoo ah rabitaanka Farmaajo.
Muungaab ayaa habeen kahor weerar afka ah ku qaaday Gen. Saadaq Joon oo Farmaajo la ka waayey rabitaankiisa.
Odowaa oo shaqo loo diray isagoo maqan in hawada loo diro waa rabitaanka Farmaajo ee Caawa, maadaama Madaxweyne h**e Xasan Shiikh Maxamuud ugu baaqay inuu isaga haro fulinta amarada Farmaajo.
Somali media
: Taliyaha Ciidanka Millateriga Odowaa ayaa hadda amar ku bixiyay in Ciidamada Millateriga ah ee ku sugan deeganada Galmudug ee malmahaan dagaalka kula jiray Alshabaab ay isaga soo baxaan furumaha dagaalka oo ay tagaan degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud.
Wararka ayaa intaas ku daraya in tallaabadan lagu xumeynayo Madaxweynaha Galmudug Axmed QoorQoor oo diiday in uu taageero muddo kordhinta loo sameeyay Farmaajo, taas oo la rabo in culeys looga dhigo.
Somali media
14/04/2021
Xildhibaan Goodax Barre ayaa hadda yidhi; "Waxaan ka fekerayaa oo ka yaabanahay Meesha Farmaajo ka bixi doono marka xabadu bilaabato, Siyaad Barre wuxuu haystay wado uu maro iyo meel uu tago e,"
05/02/2021
_shre
Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambo baxay dalka Jabuuti
Sabti, December, 19, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Jabuuti, halkaas oo uu kaga qeyb geli doono Shir deg-deg ah oo waddamada xubnaha ka ah Urur Goboleedka IGAD ay kaga arrinsanayaan xaaladda Gobolka
17/11/2020
Lovely ar page
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Website
Address
@Somali Media
Mogadishu