22/03/2026
Cabdicasiiz primary and secondary school
welcome to abdulaziiz primary & secondary school
22/03/2026
22/03/2026
Welcome back
19/03/2026
Eidul Dhamaan Ummada Muslimiinta Meel walba aad Joogtaan Ciidaan Allah Hanagu Gaarsiiyo Nabad iyo
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
27/02/2026
رمضان مبارك.
جمعة كريم.
Illaah hanaga aqbalo & Idimka .
17/02/2026
بمناسبة حلول شهر رمضان المبارك 🌙
يسعدنا أن نهنئكم بهذا الشهر الكريم سائلين الله أن يجعله شهر خير وبركة.. رمضان مبارك عليكم وعلى من تحبون 💚
05/02/2026
Isku Soo noqod Wanaagsan dhamaan ardayda Cabdicasiiz primary and secondary school.
04/02/2026
Kaalmaha Loo kala galay f2'F1'8 iyo 7aad.
Dhawaan Filo Natiijada Imitixaanka Dhaxe Ee Dugsiga.
Biri oo ku beegan tahay 27-12-2025 Waxaa dib Inoogu Furmi doono kadib Mudadii Ee Golaha Ka socotay.
20/12/2025
Ogeysiis .
Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan Ardayda dugsiga Cabdicasiiz primary and secondary school in dugsigu fasax uu yahay, laga bilaabo maalinta berri oo ah 21/12/2025 (Morning & Afternoon).
Waxbarashada ayaa dib loo bilaabi doonaa maalinta sabti ah 27/12/2025, haddii Alle idmo.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu
C/CASIIS