01/04/2025
𝐂𝐡𝐢𝐥𝐝𝐡𝐨𝐨𝐝 𝐜𝐚𝐧𝐜𝐞𝐫
Guud ahaan cancer daaweyntiisa way adagtahay balse waxa la sameyn karaa ka hortag (prevention).
Cancer ku waxyaabo Qatar ah (risk factors) oo Keena ayaa jira hadii iyaga lala tacaalo oo Talal (Vaccinations ) ay lee yihiin la qaato waxa ay keeneysa inuu yaraado qatarta cancer.
Risk factors waxa ka mid ah.
1) Hepatitis B & C waxa ay keeni karaan Cancer ka ku dhaca beerka ( hepatocellular Carcinoma HCC) , Hepatitis B waxa uu Lee yahay Vaccine.
2) human papillolmavirus (HPV) waxa uu keeni karaa Cervical cancer waxa uu Lee yahy talal vaccine.
𝗪𝗮𝗮 𝗺𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗰𝗮𝗮𝗹𝗮𝗺𝗱𝗮𝗵𝗮 𝘄𝗮𝗮𝗹𝗶𝗱𝗸𝘂 𝗸𝘂 𝗴𝗮𝗿𝗮𝗻 𝗸𝗮𝗿𝗿𝗼 𝗜𝗻 𝗰𝘂𝗻𝘂𝗴𝘂 𝗵𝗮𝗮𝘆𝗮 𝗖𝗮𝗻𝗰𝗲𝗿 𝗮𝗺𝗮 𝘂𝗴𝗮 𝘀𝗵𝗮𝗸𝗶𝗻 𝗸𝗮𝗿𝗿𝗼.
✅️ Qandho soo laa laabato, ✅️ madax xanuun joogta ah, ✅️ lafa xanuun ama gala goys yada oo canuun iyo ✅️ miisanka oo Luma.
Risk factors iyaga naftooda waxa lagu ilaalin ama yareen karaa Nadaafadda.
Approach la marro si loola tacaalo Cancers ka
1) hoos loo dhiga risk factor ka,
2) Screening and awareness
3) daaweeyn and surgery
Cancer ka ugu badan caruurta ku dhaca waa Leukemia (Blood Cancer) – ~30% of Childhood Cancers.