25/09/2026
OGEYSIIS
Machadka Imam Al-Zuhri ee Culuumta Shareecada iyo Carabiga wuxuu ku wargelinayaa bulshada xaafadda Taagane iyo agagaar keeda in ay furan tahay diiwaangelinta iyo qaadashada ardayda sanad-dugsiyeedka 2026–2027.
F.G Machadka waxa uu ku yaaalaa agagaarka masjidka Khaalid binu waliid
📞 Wixii faahfaahin ah kala xiriir.
0613989092