Ibnu Omar Mohamed

Ibnu Omar Mohamed

Share

Waxaad ka heli doontaa halkan muqaalo ĶŲ qanciya I allaah

23/06/2024

Nagu soo biir

23/06/2024

Qorsha kasta nagala leeyahay waa cadyahy

29/08/2023

Qiso xanuuun badan oo cajiib eh 😢

07/04/2023

Hami iyo walbahaar Maku haayaa

14/03/2023

Yaa isku balamiyay kuwaan 😂😂

Fllow me 🙏

21/02/2023

Raaxada qalbiga kalamkii alle (swc)❤️🩸💯

14/02/2023

《《《《《Sheeko Qosol badan 》》》》

Hadda kahorbaa sheikh masjid laga ceershay .
Waxaana lakeenay jameecadaii kusoo badaleen sheikh kle.
Sheikhii cusbaay baa fakiray oo waxa uu isyiri" wixii sheikhaan lagu ceershay amaad ku dhacdaa (sameesaa)
Waxoo go'aansaday inoo u tago sheikhii h**e
Waydiiyana waxii lagu ceershay
~waxoo yiri sheikhii laceershay "waxaa la igu ceershay Khubadda jumcaha ayaan dheereen jiray.
Sheikhii waxoo go'aansaday inoo sòo gaabsho khudbad kasta oo jumco eh
Maalin kadib waxaa lagaaray khudbadii jumcihii waxoo fuulay (mimbarkii ) oo yiri "Qofkii ilaahay kacabsado janada ayuu galaa QOfkii ilaahay ku caasiyo naartoo galaa "
Ee salaada noo aqima ●
☆ waala yaabay lkn dhalinyaradii wee ku farxeen sheikhan cusub oo khudbada soo gaabshay
●Jimcihii xigay buu hadana yiri "nabi muuse (cs) sooma taqaanaan qisadiisii" ¤ haaa baa loogu jawaabay
Waxoo yiri hadana "inoo aqima salada "
• salaadii markii laga baxay buu istaagay oo yiri "" magaraneesaan qisadii nabi ciise (cs)
Haa baa loogu jawaabay markaa buu yiri"""" JUMCAHA soo socdo waa fasax ee hala ogaado 😁😁😁😁

Liketa iska saar
Ibnu Omar Mohamed

14/02/2023

Dhibaatooyinka As ku haayaan dadka

26/12/2022

Shanta qofood oo Ilaahay (swc) oo lacnaday ||

31/10/2022

Gabadhaan fikradeeda waa cajiib💯

26/10/2022

Fadliga astaqfaarta QISO CAJIIB AH || sh xassan jaamici

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu