*Weysadu waa talaabada koowaad ee udhawaanshaha Allah SWT*
Aayaat Academy
"Aayaat Academy waxa ay u taagantahay sosaarista ubad Aqoon ahaan & Akhlaaq ahaanba u diyaarsan"
Aayaat Academy – Fariin Muhiim ah
Waxaan ku faraxsanahay inaan bulshada la wadaagno in dhammaan maamulka iyo macallimiinta Aayaat Academy ay yihiin haween xirfad leh oo u heellan horumarinta waxbarashada ilmahiinna.
Arrintan waxay kasoo baxday daraasad iyo qiimayn dhowr dhinac ah, waxaana ku xaqiijinay in haweenku ay door muuqda ka qaataan:
Daryeelka ilmuhu u baahan yahay
Samirka iyo dulqaadka waxbarashada aasaasiga ah
Isgaarsiinta wanaagsan ee ardayda yar yar
Xalinta khilaafaadka iyo fahamka dabeecadaha carruurta
Aayaat Academy waxay ku faantaa inay tahay xarun ay hoggaamiyaan haween aqoon iyo akhlaaq sare leh, si loo hubiyo jawi ammaan ah oo waxbarasho oo tayadiisu sarreyso.
“Ubadkeenu waa farxaddeena, mustaqbalkeena, iyo sababta aan subax walba u soo toosno.” ✨
28/06/2025
" Dalka dhis, adigoo is dhisaya"
📢 Isdiiwaangeli Maanta!
Akadeemiyada Aayaat waa halka aan ku dhiseyno jiil leh:
✅ Aqoon diini ah oo sal adag
✅ Tarbiyo iyo akhlaaq suuban
✅ Barashada Qur’aanka si xirfad iyo xamaasad leh.
✅ Qeybta iskuulka (hoose& dhexe) .
✅ Macallimiin khibrad leh oo dadaal joogta ah ku bixinaaya ardayda.
📍 Deg.H/wadaag, Muqdisho-Somalia
📞 0619799050/846064
11/04/2025
جمعة مباركة
06/04/2025
فرحة العودة الى المدرسة بعد عيد الفطر المبارك❤️
Aqoonta Aqris bey ka bilaabataa .
14/03/2025
معلمات وطلاب أكاديمية آيات يهننا الأمة الإسلامية بحلول شهر رمضان مبارك مبارك عليكم الشهر
Bandhig lagusoo dhaweynayo bisha barakeysan e Ramadaan ...
Academy
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Waberi District
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 06:00 - 16:30 |
| Tuesday | 06:00 - 16:30 |
| Wednesday | 06:00 - 16:30 |
| Saturday | 06:00 - 16:30 |
| Sunday | 06:00 - 16:30 |