30/10/2019
Dhamaan Ardayda jecel in eey Bartaan xirfadaha caafimaad-ka Jecelna in ay sare u qaadaan aqoontooda, waxaan ogeysiineynaa in Sunshine Pre-Universty Of Science And Technology eey qaban doonto Nursing Skills and Basic science . kaaso ah theory with practical.
Full time/ Part time
Waxey nagala soo xidhiidh- karaan:
• number. 262615995312 /616130860.
Email
[email protected].
: Hodan Dalcada Taleex