Iskuulkiinna sidan ma ugu duceysaan ardayda? Alle ha siiyo guul iyo horumar.
Midowga Macallimiinta Gobolka Banaadir
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Midowga Macallimiinta Gobolka Banaadir, Educational consultant, Makkah Almukaramah Street, Mogadishu.
Union of Banaadir Teachers -a teachers' union is an organization of teaching professionals who work to protect their rights and interests. ... (UBT) engage in an activity known as collective bargaining and negotiation.
Waxaan guul iyo nasiib wanaagsan u rajeynayaa ardayga Cumar Ali Aamin oo ka mid ah ardayda sanadkan u fadhiisanaya Imtixaanka Dowladda ee Fasalka 12-aad.
Inkastoo uu yahay arday baahi gaar ah qaba, haddana dadaalkiisa, adkaysigiisa iyo himiladiisa sare waa kuwo mudan bogaadin. Alle ha u fududeeyo imtixaanka, hana ka dhigo kuwa ku guuleysta natiijooyin wanaagsan. Guul iyo horumar ayaan kuu rajeyneynaa, Cumar Ali Aamin.
01/06/2026
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, waxa ay la wadaageysaa bulshada Soomaaliyeed in la hakiyey howlihii Xafiiska Shahaadooyinka ee Wasaaradda Waxbarashada.
Wixii Faahfaahin ah fadlan kala xiriir
Agaasinka Warfaafinta iyo xiriirka Bulshada
Abdiaziz Wali
[email protected]
30/05/2026
๐ฆ๐ต๐ฎ๐ฎ๐ฐ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐๐ฎ๐ฑ๐๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐๐บ๐๐ถ๐
๐ฎ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ ๐ฆ๐ต๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ด๐ฎ ๐ฒ๐ฒ ๐๐ฎ๐๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐ด-๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ฒ๐ฒ ๐ฆ๐ฎ๐ป๐ป๐ฎ๐ฑ-๐ฑ๐๐ด๐๐ถ๐๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฑ/๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ
Dhammaan ardayda Gobolka Banaadir waxaan u rajaynaynaa guul, horumar, iyo natiijooyin wanaagsan oo ay ku farxaan.
Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadirwaxa uu ku wargelinayaa dhammaan maamulayaasha dugsiyada gaarka loo leeyahay inay si degdeg ah u diiwaangeliyaan macallimiinta aan weli ka diiwaangashnayn nidaamka EMIS/TMIS.
22/05/2026
Iyadoo la tixraacayo jadwalka sannad-dugsiyeedka 2025/2026 iyo kala-dhowridda imtixaannada fasallada shahaadiga iyo kuwa aan shahaadiga ahayn, Agaasinku wuxuu farayaa dhammaan bahda Waxbarashada Gobolka Banaadir in imtixaannada fasallada aan shahaadiga ahayn la qaado muddada u dhexeysa 6-da illaa 11-ka Juun 2026.
Sannad-dugsiyeedka cusub ee 2026/2027 wuxuu si rasmi ah u bilaaban doonaa 05-ta September 2026.
Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir
Midowga Macallimiinta Gobolka Banaadir
20/05/2026
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare , waxa ay halkan ku shaacineysaa Jadwalka rasmiga ah ee lagu gali doono Imtixaanka Qaranka 2026
Ardayda Nuurul Cilmi school Beledweyn.
Calanka iyo Buurta danbe Muuqaalka ka muuqdo inaba caadi ma ahan ๐๐ธ๐ด๐ธ๐ด
๐ฅdhinbil
Banaanbax looga soo horjeedo dhul b**b uu hormuud ka yahay Gudoomiyaha Yaaqshiid oo ka dhacay Barxada iskuul Towfiiq.
11/05/2026
Kulanka Wacyigalinta Ardayda Fasalka 12-aad berri kaliya ayaa ka dhiman, waxaana lagu wargalinayaa ardayda iska diiwaangalisay in ay waqtiga ilaaliyaan oo Arbacada 07:30Am Subaxnimo ay wada joogaan Hoolka Shariif Saalax ee Jaamacadda Ummadda.
F.G:- Araday walba waa in uu wataa Uniform.
DHAMMAAD.
Wixii faahfaahin ah fadlan kala xiriir
Agaasinka Warfaafinta iyo Xiriirka Bulshada
Abdiaziz Wali
[email protected]
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Website
Address
Makkah Almukaramah Street
Mogadishu