Al-Hafiid Primry and Secondary School

Al-Hafiid Primry and Secondary School

Share

arday somaaliyeed wax ku ool ah

19/03/2026

Zubeyr hassan mid kamid ah ardayda sanadkan ka qeybgashay tartanka quraanka kariimka bisha barakeysan

19/03/2026

Qaar kamid ah culimadii tartanka daadihineysay iyo kalmadooda ku aadanayd tartanka quraankan kariimka bisha barakeysan ee ramadaan ☪️

18/03/2026

مسابقة القراءن الكريم

17/03/2026

Afur wadareed lagu macsalaamaynayay bisha barakeysan islamarkaana loogu duceynayay fasalka form four 4️⃣ ayaa lagu qabtay xarunta dugsiga .

Afur wadareedku waxaa so qabanqaabiyay ardayda fasalka F4 iyo foomastarkooda al-ustaad cabdixakiin. Waxaana lagu maamuusay macalimiinta iyo maamulka dugsiga

Maamulka iyo macalimiinta waxa ay oga mahadcelinayaan isxilqaanka iyo isku xirnaanta fasalka F4 iyo soo agaasimida howshan quruxdabadan.

Mahadsanidiin F4 rabbi ha idin fududeeyo examka aad u diyaargaroweysaan iyo guud ahaan mustaqbalkiina

17/03/2026
Photos from Al-Hafiid Primry and Secondary School's post 16/03/2026

Hambalyo cabdirixiin yuusuf maxamed oo galay kaalinta 3aad tartanka quraan akhriska bisha barakeysan ee ramadaan ☪️ oo ay qabteen maamulka dugsiga alxafiid

Photos from Al-Hafiid Primry and Secondary School's post 16/03/2026

Hambalyo zakariye cabdullaahi nunow oo galay kaalinta 2aad tartanka quraan akhriska bisha barakeysan ee ramadaan ☪️ oo ay qabteen maamulka dugsiyada alxafiid

Photos from Al-Hafiid Primry and Secondary School's post 16/03/2026

Hambalyo

Waxa aan hambalyo leenahay khaalid cabdullahi cabdi oo galay kaalinta 1aad ee tartankii qur’aan akhriska ee bisha ramadaan ☪️ dugsiga alxafiid

Photos from Al-Hafiid Primry and Secondary School's post 15/03/2026

Sawirada Q2

Photos from Al-Hafiid Primry and Secondary School's post 15/03/2026

Tartamayaasha qur’aanka kariimka ee bisha barakeysan ramadaan ☪️

15/03/2026

Shaacin natiijo

Waxaa sharaf inoo ah in aan shaacino 3-da arday ee kaalmaha h**e kagalay tartankii quraan akhriska ee bisha barakeysan ee ramadaan oo ay qabteen maamulka dugsiyada alxafiid .

Maamulka guud ee dugsiyada alxafiid ayaa kudhawaaqay natiijada k**a dambaysta ah iyo abaalmarinada ardayda gashay kaalmaha h**e .

Dugsiga alxafiid waxa uu marwalba qayb kayahay dugsiyada kuhowlan sidii loo soo saarilahaa jiil dhanwalba kadhisan.

Photos from Al-Hafiid Primry and Secondary School's post 15/03/2026

Waxa aan goordhaw shaacindoonnaa natiijada iyo kaalmaha h**e tartanka qur’aanka kariimka bisha barakeysan ee ramadaan oo ay so qabanqaabiyeen maamulka dugsiyada alxafiid

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Kahda Road
Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:00 - 17:30
Tuesday 06:00 - 17:30
Wednesday 06:00 - 17:30
Thursday 08:00 - 00:00
Friday 08:00 - 10:30
Saturday 06:00 - 17:30
Sunday 06:00 - 17:30