3bil oo kaliya ku noqo Qof akhrin karo oo Qori karo Luuqada Englishka lehna damaanad 100% ah
Hadaba kala xiriir Tell: +252618929567 Ardayda laqaadanayo weycadidantahy isqoristu fasalada WAJIGA 1 waa:
1. APRIL - JUNE
2. MAY - JULY
3. JUNE -AUGUST
Guuliye Foundation School
Primary education system
Asc dhamaan waalidiinta la jecel ubadkooda in ay uhelaan Macalin gurin online ah islamarkaana ka caawiyo dhamaan maadooyina si uu ardaygooda ula qabsado mclimka amaba kaalin ugalo unoqdana arday horusocdleh wxaad Guuliye Foundation ka heli kartaa macalim online ah sida aad urabto dhamaan heerarka kala duwan ee waxbarashada iyo qaymo turaad leh.
kala xiriir : 0618929567
27/01/2024
Ka faaideysi wacan
27/01/2024
Rugta Barbaarinta ubadka Soomaaliyeed ee Guuliye Foundation School waxay idiin soo kordhisay qayb 4 maalin iyo khamiis iyo jimco ba leh oo lagu diyaarinaayo ardayda heerar kooda kala duwan loona diyaarinaayo waxbarashada asaasiga ah sida
Dugsiga hoose
Dugsiga dhexe
Ama 1 ilaa 8 i.a iyo waliba qaymo kuraali galiyo
Sidoo kale dugsiga waxuu idiin soo kordhiyay barashada luuqadaha kala ah
ENGLISH
KISWAHILI
ARABIC
SOOMAALI
Kala xiriir : 0618929567
06/01/2024
https://vm.tiktok.com/ZM6aBkMJb/
adan Guliya on TikTok 130 Followers, 13 Following, 1187 Likes - Watch awesome short videos created by adan Guliya
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Address
Taleex Street
Mogadishu
00001