Beta Educational Academy

Beta Educational Academy Kusoo dhawaada Beta Educational Academy, waxaan u taaganahay soo saarida arday tayo leh.

Like saar page-kaan si aad u hesho macluumaad kasta oo aan soo dhigno

Nagala soo xariir: 0615611686

Kusoo dhawaada gacmo furan

30/03/2025
๐Ž๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ          ๐Ž๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ          ๐Ž๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌDhaman bahda jecel waxbarashada waxa la ogeysinaya inโ€‹ ๐˜ฝ๐™š๐™ฉ๐™– ๐™€๐™™๐™ช๐™˜๐™–๐™ฉ๐™ž๐™ค๐™ฃ๐™–๐™ก ๐˜ผ๐™˜๐™–๐™™...
20/08/2024

๐Ž๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐Ž๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐Ž๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ

Dhaman bahda jecel waxbarashada waxa la ogeysinaya inโ€‹ ๐˜ฝ๐™š๐™ฉ๐™– ๐™€๐™™๐™ช๐™˜๐™–๐™ฉ๐™ž๐™ค๐™ฃ๐™–๐™ก ๐˜ผ๐™˜๐™–๐™™๐™š๐™ข๐™ฎ uu bilaabayoโ€‹ ๐ฑ๐ข๐ฌ๐š๐ ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐จ๐จ ๐„๐ง๐ ๐ฅ๐ข๐ฌ๐ก ๐š๐ก โ€‹waqtiguna waa ๐Ÿฎ:๐Ÿฏ๐Ÿฌ ๐—ฃ๐— .

โ€‹Is qoristu waa ay socotaa ee horay u gaar xarunta school-ka ee ku taala ๐—ฆ๐˜‚๐˜‚๐—พ๐—ฎ ๐—ซ๐—ผ๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ gaar ahaanโ€‹ ๐—ฏ๐—ผ๐—ผ๐˜€๐˜๐—ฒ๐—ฒ๐—ท๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ผ.

Wixii faahfaahin ah kala xiriir whatsapp link-ga hoose

https://wa.link/buqcom

Ogeysiis                   aogeysiis                      Ogeysiisใ€‹ Beta Educational Academy waxa uu bilabaya korsoyinka...
11/08/2024

Ogeysiis aogeysiis Ogeysiis

ใ€‹ Beta Educational Academy waxa uu bilabaya korsoyinkan hoos ku xusan:

โ—Scientific Subjects
โ—Health Course
โ—Preparation

Dhaman korsoyinka kore dhaman waxa ay baxayaan malmaha khamista iyo jimcaha.

Wixi fahafhin kala xiriir:

wa.me/+252615611686

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS Isdiiwaan gelinta xiisadda cusub waa ay furan tahay - laga bilaabo berito  oo Axad ah 28/07/2...
27/07/2024

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS
Isdiiwaan gelinta xiisadda cusub waa ay furan tahay - laga bilaabo berito oo Axad ah 28/07/2024, waqtiga xiisadane waa 2:00 PM__________3:00 PM, Ka faa,ideysi wacan dhammaan Ardayda insha Allah

Ogeysiis Ogeysiis OgeysiisBeta Educational Academy Waxa uu bilabaya kooras cafimad lacag la'an ah malmaha khamista iyo J...
23/07/2024

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis

Beta Educational Academy Waxa uu bilabaya kooras cafimad lacag la'an ah malmaha khamista iyo Jimcaha.

Ardayda la qadanayo waa ay koobantahay yaan laga buxin oo hadda is Diwan geli.

Ogeysiis          Ogeysiis          OgeysiisIskuulka waxa uu bilabaya Fasal caafimad ah.Isqoristu waa ay socotaa ee hora...
17/07/2023

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis

Iskuulka waxa uu bilabaya Fasal caafimad ah.

Isqoristu waa ay socotaa ee horay ugaar.

Wixii faahfaahin ah kalasoo xirii:

+252 61-5 324-619

OGEYSIIS               OGEYSIIS               OGEYSIISโžก๏ธDhammaan bahda jecel wax barashada waxa la ogeysinaya in Beta In...
04/07/2023

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS

โžก๏ธDhammaan bahda jecel wax barashada waxa la ogeysinaya in Beta Institute Of Languages And Scientific Subjects uu bilaabayo koorso online ah maadada ingiriiska.

โ–ถ๏ธHaddaba haddi ad daneyneyso ardada la qadanayo waa ay koobantahay ee Yan laga buuxinin.

โญ๏ธIsdiiwangelinta waa ay socotaa ee Yan laga buuxin.

โœ”๏ธWixii faahfaahin ah kalaso xiriir lambarada kala ah:

โ–ถ๏ธ+252 61-2 112-146 ama โ–ถ๏ธ+252 61-5 611-686.

OGEYSIIS MUHIIM AH:โ— Dhammaan bulsha weynta jecel waxbarashada waxa la ogeysinaya in Machadka Beta Institute Of Language...
08/05/2023

OGEYSIIS MUHIIM AH:

โ— Dhammaan bulsha weynta jecel waxbarashada waxa la ogeysinaya in Machadka Beta Institute Of Languages And Scientific Subjects oo ad Kaga barateen waxbarasho tayeysan uu qabanayo arday cusub oo ah barashada caafimaadka guud{General health}.

โ— Ardayga waxa la bari doonaa dhowr buug oo ay kamid yihiin:

โ— First Aid.
โ— Anotomy.
โ— Physiology
Iyo kuwa kale oo badan.

โ— sidokale ardaygu waxa uu heli doona baraatiko isbuucla ah taas oo sare loogu qaadi doono heerka aqoonta ardayga.

โ—Ardada la qabanayo wa ay koobanyahiin ee lagaa buxin.

โ— Wixii faahfaahin la xiriir lambaradan:

โ— +252 61-5 611-686.
โ— +252 61-5 324-619.

Ogeysis      Ogeysiis      Ogeysiis.Dhamaan bahda jecel waxbarashada waxa la ogeysinaya ina school-ka Beta Institute Of ...
02/05/2023

Ogeysis Ogeysiis Ogeysiis.
Dhamaan bahda jecel waxbarashada waxa la ogeysinaya ina school-ka Beta Institute Of Languages And Scientific Subjects uu bilaabayo xisado cusub oo English ah.

Sidookale school-ka waxa uu bilaabaya fasallada 8-aad iyo F4 ayagoo loo dhigi doono madada English-ka ee manhajka dalka.

Sidokale waxa socoto isqorista ardada baraneysa caafimaadka ayado la bilaabayo bishan aynu ku jirno gudaheda.

Haddaba is qoristu waxa ay ka socotaa xarunta school-ka ee ku taala boosteejada carto.

Wixi faahfahin ah kala xiriir lambarka hoose:

WhatsApp: +252 61-5 611-686.

This is our idiom of the day.Back to square one: to start all over again.
18/04/2023

This is our idiom of the day.
Back to square one: to start all over again.

Here are types of essay with examples and Descriptions.
01/04/2023

Here are types of essay with examples and Descriptions.

Address

Suuqa Xoolaha
Mogadishu
252

Telephone

+252615611686

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Beta Educational Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category