21/05/2026
Hambalyo Machadka Al Musni 🎉
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Machadka Al Musni oo shalay si sharaf leh uga qayb galay tartankii ay qabatay Dallada Hormarinta Dugsiyada Qur’aanka ee Bader.
Waxaan idiin rajaynaynaa guul, horumar joogto ah, iyo in Alle idinku barakeeyo dadaalkiinna ku aaddan kor u qaadista barashada Qur’aanka Kariimka ah.
“Guul walba dadaal bay ka dhalataa, hormarkiinana waa iftiin bulshada u baxaya.” 🌹
20/05/2026
Maanta iyo musaabaqadii dalallda bader
Waxay ardaydaaani matalayeeen BAHDA AL MUZNI
24/04/2026
Hamplyo dr mohamed daahir guuleed
Iyo marwadiisa dr afnaaan mohamed osman
Oo kumidoobay nolosha
Waxaan leenahay bata oo barakooba
Gurigiina nagi allah ka yeelo
21/04/2026
Kulanka labaad ayaa barri oo arbaco ah 5-11/1447- 22/4/2026 Salada casir ka dib nooga qabsoomi doona mu'assatu ikhlaas.
Mu'assadu waxa ay tuyaal Deg:Gubta-Ciise abdi- aga gaarka masaajid sheikh ibraahim dhimlaawe .
الدال على الخير كفاعله
19/04/2026
هنيئًا مباركًا للطالبة المتميزة الحاصلة
على #المركزالثاني
في معهد المزن – قسم الخط العربي ✨
19/04/2026
هنيئًا مباركًا للطالبة المتميزة الحاصلة على المركز الثالث في معهد المزن – قسم الخط العربي ✨
19/04/2026
هنيئًا مباركًا للطالبة المتميزة الحاصلة على المركز الثانى في معهد المزن – قسم الخط العربي ✨
19/04/2026
هنيئًا مباركًا للطالبة المتميزة الحاصلة على المركز الأول في معهد المزن – قسم الخط العربي ✨