AQOON DHISE academy

AQOON DHISE academy

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from AQOON DHISE academy, Education, Mogadishu.

17/06/2024

Dooro jawaabta saxda ah.

02/02/2023

Dooro jawaabta saxda ah

30/06/2022

Away culimada xisaabta doro mida saxan

19/05/2022

Away chemistry yaqanadu structure magicisa shega

23/04/2022

Xilli Roobaadka.

Mayay= Roob xoog leh oo da'a maalinta galinkeeda h**e.
Mahiigaan= Roob aad u badan.
Seermawaydo= xilli roob xoog badan da'aan oo bartamaha guga ah.
Gufaaco= Roob dabayl soo harbinayso.
Bariiso= Roob da'a arooryada h**e.
Miiraale= Roob xoog leh oo habeenkii da'a oo xilliga dayrta yimaadda.

Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga

Photos from AQOON DHISE academy's post 31/03/2022

AlxamdullilAH Alle AYAAD MAHAD ISKA LEH OO SI HABSAMI LEH NOOGU SOO IDLEEYAY TARTAN AQOONEEDKII KA SOCDAY SCHOOL AQOON DHISE.waxaana ugu danbeyn ku guuleystay group

15/03/2022

Aaway culimaa u mathematics doro mida saxda ah

24/02/2022

Find the value of y if
Y-4=8
A=4
B=12
C=-12
D=-4

23/02/2022

Aabe geeriyoday ayaa wiilkiis kula dardaarmay sedax shay
1-sac wayraxayso weshed ha xiran
2-naag laqabo haguursan
3-cadaad dharkaaga haku waran
kaaga baxay meshas adi ahaantada #

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu