02/11/2022
π’ππππ¬π¦πππ¦ π π¨ππππ ππ
Waxaa la ogeeysinayaa dhamaan bahda jacel barashada cilmiga Caafimaadka in uu Machadka uu bilaabi doono qabashada arday cusub ee barashada Caafimaadka
Kuliyadaha uu Machadka bixin doono waxaa kamid ah :-
1. Pharmacology
2. Nursing
3. Nutrition
: Tirada Ardeyda la qaadanayo koorsadan waa tiro xadidan ee fadlan yaan laga buuxin oo h**e u soo gaar xarunka HUbal MEDICAL COLLEGE uu ku lee yahay magalada muqdisho, Gaar ahaan Degmada Hawlwadaag--Isgoyska BAR UBAX ka soo horjeedka masjidka maryama ama nagala soo xariir WhatsApp
Whats 618088339
Wicitaan 619516706