28/08/2025
SNIPER ENTRY WITH MSNR STRATEGY 🚀
Youtube keyga si free ah kaga baro ICT, SMC iyo CRYPTOCURRENCY
28/08/2025
SNIPER ENTRY WITH MSNR STRATEGY 🚀
04/08/2024
14/05/2024
https://youtu.be/9aS7MBiO6AI?si=NX58SwDAZ7YNFvn3
Side Lagu helaa Daily Bias ICT ? How To Find Daily Bias in ICT? Qaabka ugu sahlan e ku heli kartid Daily Biaska adigo istricmalaayo ICT concept.🟢 Chanelkan waxad kaga maarmi doontaa inaad LACAG ku bixisid barashada ICT, ...
30/04/2024
SMT WA MID KA MID AH CONCEPTYADA UGU AWOODA BDN ICT, WAX BDN KAA QARSON KA OGAAW.
What is SMT Divergence? wax badan ka baro Videogan waxan ku sharxayaa muhimda u leyahay SMT DIVERGENCE iyo conceptfa uu xanbarsanyahay🟢 Chanelkan waxad kaga maarmi doontaa inaad LACAG ku bixisid bar...
29/04/2024
ALX NINKAN SCAMMER KA (TUUGA) AH https://www.facebook.com/profile.php?id=61553877556517&mibextid=LQQJ4d
WAXAN KU GUULESTAY INU XIRMO CHANNELKISA TELEGRAMKA O AY KU JIREEN ILA 5 KKUN SOMALI U BDN, HADA LINKGA SAARAN FACEBOOKISA LAMA BOOQAN KARO.
SOMALIYEY TUUGADA WAY BADAN YIHIN ISKA ILAALIYA.
WALIGAANA HA AAMININ QOF KU DHAHO LACAG MAAL GALIN KEEN INTAAS QAADO
🚨DIGNIIN‼️
NINKAN WA SCAMMER, AMA TUUG, INU TURKISH YAHAY O LONDON DEGAN YAHAY AYU ISHEEGAY ANIGA AYAA TIJAABIYAY, LACAGNA U DIRAY CADEYMAHA SCREENSHOT E TELEGRAMKA WAN HAYAA.
ADUNKA K**A JIRTO 100$ KEEN 400$ HEL, ANIGA TRADER BAN AHAY WAXASNA MA ARKO.
MIDA KALE SOMALIDA BES AYU GAADAA WADAMADA KALE KUMA ARKIN.
https://www.facebook.com/share/5AetCPmvNpWQHMHj/?mibextid=WC7FNe
HassanSyed Limited Financial Consultant
27/04/2024
FROM ANALYSIS TO TP 130 PIP 💪🙏🤑🤑📊
Kuso Biir telegram keyga trade walbo an qaatana ila qaado si free ah https://t.me/+1TvOOMQUYL40MzA0
CASHARO ICT/SMC iyo CRYPTOCURRENCY BEGINNER ILAA ADVANCED KA BARA YOUTUBE KEYGA https://www.youtube.com/?sub_confirmation=1
26/04/2024
ICT SILVER BULLET LIVE TRADING
Visit TikTok to discover videos! Watch, follow, and discover more trending content.
24/04/2024
GBPNZD 1:6RR, 130 PIP SWING TRADING.
Kuso biir telegramkeyga Biaska suqa iyo trade walbo an qaadanayo ayan so dhigaa https://t.me/+1TvOOMQUYL40MzA0
Casharada ICT bilow ila dhamaad ka daawo youtube channel keyga https://www.youtube.com/?sub_confirmation=1
Visit TikTok to discover videos! Watch, follow, and discover more trending content.
23/04/2024
PMI NEWS o live Trading ah.
LACAG WA CUNIS CILMINA WA ICT
Ha iloowin Like, Comment, iyo *Subscribe* hadaadan weli saarin 🏴☠️
PMI NEWS sidan u Trade gareeyay iyo sidu u waafaqay Biaski an sameeyay Videogan waxan kaga hadlaya qabka an u trade gareeyay PMI news iyo sida ay muhim u tahay Biaska🟢 Chanelkan waxad kaga maarmi doontaa inaad LACAG ku bixisid ...
21/04/2024
PBR all time high waxay gaartay 11$ Mantana waxay jogtaa 0.1$. Wa Xiligi la maal gashan lahaa CRYPTOCURRENCY
20/04/2024
What is Liquidity Void? sharaxaad dhameestiran Afsomali Vidogan waxan ku sharxay si la fahmi karo o kooban Liquidity Void.🟢 Chanelkan waxad kaga maarmi doontaa inaad LACAG ku bixisid barashada ICT, SMC, iyo CRYPT...