31/08/2024
Midowga ardayda jaamacadda imaamu shaafici ayaa kulan kula qaatay Xafiiskooda Madaxda Jaamacadda qaar ka mid ah Sida Xafiiska Student Affairs, Xafiiska Admission, Xafiiska public relations,
Golaha ayaa la wadaagay Maamulka howlaha u qabsoomay intii uu jiray muddo xileedkooda iyo shaqooyinka hortabinta leh ee u qorsheysan.
Gaba gabadii kulanka maamulka ayaa bogaadiyay howlaha socda iyaga oo kula dardaarmay dardargalinta shaqooyinkan.
_____________
MAJISH OFFICE
[email protected]
30/ August/2024
Mogdisho-Somalia
27/08/2024
Maanta iyo Kulliyadda Engineering &Computing oo Qeyb ka ah Seminaaradii Kulliyadaha Jaamacadda oo aya oo soo agaasimayeen Midowga Ardayda Jaamacadda.
24/09/2023
Hambalyo Eng.C.Shakuur Cusman Faarax oo loo magacaabay Hormuudka Kulliyadda Engineering &Computing.
Allaha kula garabgalo masuuliyadda laguu igmaday.
07/09/2023
Team IT congratulations β€οΈπ«Άπ»π Wxa barateen Allah idinku anfaco kuwii dalka io dadkaba wax u taro allah idinka dhigo π€π
Dufcadda 7 aad ee jaamacada imam shafi'i
29/07/2023
Waxaa shaly oo Taariikhdu aheyd 28 Jul 2023 lasoo gaba gaga gabeeyay Tartanka Sports-ka jamacadda Imaamu shaafici oo si hab sami leh u socday bilihii lasoo dhaafy.
Tartanka oo ahaaa mid xiisad iyo xamaasad lahaaa Kulliyad kastana ay soo baan dhigty qaab cayaareed wnaagsan ayaa wxaa kulanka k**a dambeysta ah soo gaary
2 Team oo ka socday kulliyada Engineering & Computing science kuwaas kala ahaaa
Cs sem 6 vs cs sem 4
Kulanka oo loosoo agaasimy si heer sare ah ayna kasoo qeyb galeen gudoomiyaha JAAMACADDA IMAMU SHAAFICI
Dr Abdikadir sheik ismail
Gudoomiyaha midowga ardada
Abdullahi Bashiir
Gudoomiyaha Sportska
ABDISALAN Ali
Iyo masuuliyiin kle o fara badan ayaa Waxa ay guushu raacdy Cs Sem 6
Oo 5 : 2 uga badiyay dhigooda Cs Sem 4
Waxaana sidaas championska sanadka 2023 ku noqday Cs Sem 6
14/06/2023
Gudoomiyaha Jaamacadda oo uu wehliyo Madaxa Xafiiska Arimaha Bulshada iyo Ardayda ayaa kulan kula qaatay Xafiiskooda Midowga Ardayda iyo Madaxada ardayda ee Kulliyadaha Jaamacadda
Kulankaas oo daarnaa Kala war qaadsho guud iyo dar dar galinta howlaha Midowga ayaa kusoo dhamaaday si guul ah.
04/06/2023
Gudoomiyaha kulliyada Faculty Of Engneering & Computing mrs Hawo Ahmed Hassan oo gudaneysa waa jibaadkeeda shaqo ayaa gudoomiye ku xigeenka kulliyada Umagacaawday mudane
Abdikadir Mohammed Shire .
Waxaan Alle ugabaryeeynaa in uu ufududeeyo xilka loo magacaabay.