SYL primary and secondary school part 7

SYL primary and secondary school part 7

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SYL primary and secondary school part 7, School, Mogadishu.

10/01/2026

Barayaal muhiimoo buuga noo dhigaayiyo SYL ayaan ka barmoosayaa

06/01/2026

Macallimiinteenna Allow kaal

04/01/2026

Ilaahay ha u aqbalo ducadaan colaaada iyo Abaarahana ilaaahay hanaga dulqaado

31/12/2025
Photos from SYL primary and secondary school part 7's post 30/12/2025

Waxaa Saaka lagu qabtay xarunta Dugsiga kulan quraan Akhris ah oo loogu ducaynaayay dadka Soomaaliyeed Ee abaaruhu Saameeyeen.

Waxaa iska kaa shaday Mamaulka ,macalimiinta iyo ardayda

Waxaan ilaahay ka baryaynaa inuu naga qaado Abaaraha iyo coladaha.

28/09/2025

Hoygii tayada iyo tacliinta sare Ee dalka

Horay uso gaar SYL part 7

Photos from SYL primary and secondary school part 7's post 25/09/2025

Waalid udooq ilamahaga dugsiga ku haboon barbaarintiisa

Ogow la isku raac inuu yahay Iskuulka SYL
Horay usoo gaar

31/08/2025


Maamulka Dugsiga SYL wuxuu ku wargelinayaa Dhamaan Ardayda iyo Waalidiinta in Dugsiga uu furmi doono insha'alah Talaadada 2/09/2025.
Mahadsanidiin.

29/08/2025


Maamulka Dugsiga SYL wuxuu ku wargelinayaa Dhamaan Ardayda iyo Waalidiinta in Dugsiga uu Natiijada soo dhajinaayo Sabtida 30/08/2025.
Mahadsanidiin.
Waxaan u rajayneynaa Ardayda Guul wacan

24/08/2025

O𝐆𝐀𝐘𝐒𝐈𝐈𝐒: 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐥𝐚 𝐨𝐠𝐚𝐲𝐬𝐢𝐢𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐝𝐚𝐝 𝐰𝐚𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐤𝐮 𝐧𝐨𝐨𝐥 𝐝𝐚𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐚𝐫𝐚𝐬𝐛𝐚𝐥𝐞𝐲 𝐠𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐡𝐚𝐚𝐧 𝐗𝐚𝐟𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐚𝐥𝐦𝐮𝐝𝐮𝐠 𝐢𝐧 𝐢𝐬𝐤𝐮𝐮𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐘𝐋 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚 𝟕 𝐮𝐮 𝐝𝐢𝐛 𝐮 𝐛𝐢𝐥𝐚𝐚𝐛𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐄𝐞 𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝-𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝟐𝟎𝟐5-𝟐𝟎𝟐6 𝐞𝐞 𝐡𝐨𝐫𝐚𝐲 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫

𝐃𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐆𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐅𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

20/08/2025

Hamablyo dhammaan ardayda F4 oo xaflad xaflad dhaaftay loo dhigay kana dhacday Tiyatarka qaranka

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu