SYL primary and secondary school part 7

SYL primary and secondary school part 7 Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SYL primary and secondary school part 7, School, Mogadishu.

10/01/2026

Barayaal muhiimoo buuga noo dhigaayiyo SYL ayaan ka barmoosayaa

06/01/2026

Macallimiinteenna Allow kaal

04/01/2026

Ilaahay ha u aqbalo ducadaan colaaada iyo Abaarahana ilaaahay hanaga dulqaado

31/12/2025
Waxaa  Saaka lagu qabtay xarunta Dugsiga kulan quraan Akhris ah oo loogu ducaynaayay dadka Soomaaliyeed Ee abaaruhu Saam...
30/12/2025

Waxaa Saaka lagu qabtay xarunta Dugsiga kulan quraan Akhris ah oo loogu ducaynaayay dadka Soomaaliyeed Ee abaaruhu Saameeyeen.

Waxaa iska kaa shaday Mamaulka ,macalimiinta iyo ardayda

Waxaan ilaahay ka baryaynaa inuu naga qaado Abaaraha iyo coladaha.

28/09/2025

Hoygii tayada iyo tacliinta sare Ee dalka

Horay uso gaar SYL part 7

Waalid udooq ilamahaga dugsiga  ku haboon barbaarintiisaOgow la isku raac inuu yahay Iskuulka SYLHoray usoo gaar
25/09/2025

Waalid udooq ilamahaga dugsiga ku haboon barbaarintiisa

Ogow la isku raac inuu yahay Iskuulka SYL
Horay usoo gaar

 Maamulka Dugsiga SYL  wuxuu ku wargelinayaa Dhamaan Ardayda iyo Waalidiinta in Dugsiga uu furmi doono insha'alah   Tala...
31/08/2025


Maamulka Dugsiga SYL wuxuu ku wargelinayaa Dhamaan Ardayda iyo Waalidiinta in Dugsiga uu furmi doono insha'alah Talaadada 2/09/2025.
Mahadsanidiin.

 Maamulka Dugsiga SYL wuxuu ku wargelinayaa Dhamaan Ardayda iyo Waalidiinta in Dugsiga uu Natiijada soo dhajinaayo   Sab...
29/08/2025


Maamulka Dugsiga SYL wuxuu ku wargelinayaa Dhamaan Ardayda iyo Waalidiinta in Dugsiga uu Natiijada soo dhajinaayo Sabtida 30/08/2025.
Mahadsanidiin.
Waxaan u rajayneynaa Ardayda Guul wacan

O๐†๐€๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’: ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐–๐š๐ฑ๐š๐š ๐ฅ๐š ๐จ๐ ๐š๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐š๐ฒ๐š ๐๐š๐ ๐ฐ๐š๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐ค๐ฎ ๐ง๐จ๐จ๐ฅ ๐๐š๐ ๐ฆ๐š๐๐š ๐†๐š๐ซ๐š๐ฌ๐›๐š๐ฅ๐ž๐ฒ ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐ก๐š๐š๐ง ๐—๐š๐Ÿ๐š๐๐š ๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐  ๐ข๐ง ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐˜...
24/08/2025

O๐†๐€๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’: ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐–๐š๐ฑ๐š๐š ๐ฅ๐š ๐จ๐ ๐š๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐š๐ฒ๐š ๐๐š๐ ๐ฐ๐š๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐ค๐ฎ ๐ง๐จ๐จ๐ฅ ๐๐š๐ ๐ฆ๐š๐๐š ๐†๐š๐ซ๐š๐ฌ๐›๐š๐ฅ๐ž๐ฒ ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐ก๐š๐š๐ง ๐—๐š๐Ÿ๐š๐๐š ๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐  ๐ข๐ง ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐˜๐‹ ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ญ๐ข๐ข๐ฌ๐š ๐Ÿ• ๐ฎ๐ฎ ๐๐ข๐› ๐ฎ ๐›๐ข๐ฅ๐š๐š๐›๐š๐ฒ ๐๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง ๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐„๐ž ๐ฌ๐š๐ง๐š๐-๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ5-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ6 ๐ž๐ž ๐ก๐จ๐ซ๐š๐ฒ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ

๐ƒ๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง ๐†๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ฎ ๐ฐ๐š๐š ๐…๐ฎ๐ซ๐š๐ง ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

20/08/2025

Hamablyo dhammaan ardayda F4 oo xaflad xaflad dhaaftay loo dhigay kana dhacday Tiyatarka qaranka

Address

Mogadishu

Telephone

+252619156409

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SYL primary and secondary school part 7 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category