معهد الزيتون النموذجي Machadka Al-Zaytuun

معهد الزيتون النموذجي Machadka Al-Zaytuun

Share

مؤسسة علمية متخصصة في تدريس العلوم الشرعية وما يتصل بها.

05/06/2025

تهنئكم أسرة معهد الزيتون النموذجي إدارة وأساتذة على حلول عيد الأضحى المبارك ١٤٤٦، أعاده الله علينا وعليكم أعواما عديدة باليمن والبركات.
Iid wanaagsan.🌹

Nagala soo xariir:
0610550077 ama 061 3 33 34 39

25/05/2025

AH:
Asalaamu caleykum wa raxmatuLLAAHI wa barakaatuhu

1. Ma dooneysaa inaad ku baratid si fudud culuumta quraanka Kariinka, gaar ahaan Cilmiga Qiraa,aadka iyo Tajwiidka?
2. Ma daneyneysaa inaad xafiddo mutuunta Qiraa,aadka iyo Tajwiidka? si gaar ah inaad u xafiddo una fahamto kitaabka Shaadibiya?
3. Ma dooneysaa inaad barato Todobada Qiro ee Quraanka Kariimka?
4. Ma dooneysaa inaad diyaariso oo aad heshid Ijaazada Quraanka Kariimka?
Haddaba haddii jawaabtaadu ay HAA tahay, Maamulka Mu,asasada AL-Zaytuun, wuxuu idiin kugu bishaareynayaa inuu billaabi doono koorso la xariirta Cilmiga Qiraa,aadka, ee hora u soo gaara.

- Faah-faahinta koorsadaan:
- Kitaabta la dhigayo waa Shaadibiya, sharrax iyo xifdi.
- Koorsadaan waxaa bixineysa ust. Maryam Maxamad Cali oo khibrad iyo aqoon durugsan u leh qiraa'aadka, heysatana shahaaddada Baajullaarka iyo mastar qiraa'aad quraanka Kariimka).
- Koorsadaan wexey gaar u tahay dumarka ama gabdhaha.
- waxaana la heli karaa hab xuduur ah iyo onlayn labadaba.
- Casharradu wexey baxayaan shanta maalin 3:30Pm ilaa 5:20Pm.
- Khamiista iyo Jimcadana: 10:00Am ilaa 12:00Pm.
- qofki ku baasa imtixaannada waxaa la siinayaa ijaazo.
Haddaba u hora u soo gaara is qoristu wey socotaaye inta aan lagaa buuxin
Ama halkaan iska diiwaan geli👇
https://forms.gle/axZYSvhD87hYpec56

- xarunta mu'asasada waxaad ugu soo hagaagi kartaa Waddada Wadnaha, Degmada Wartanabadda inta u dhexeysa Masjidka Lakari iyo Geed-Jeceyl.
Wixi faah-faahin ah waxaad nagala soo xariiri kartaa taleefan nambar iyo WhatsApp:👇 0610557700/ 0613333439
ama barahenna bulshada.
mahadsanidiin.

بسم الله الرحمن الرحيم
إعلان مهمّ:
تعلن مؤسّسة الزيتون عن دورة علمية في حفظ وشرح متون القراءات القرآنية والتجويد، وتفاصليها كما يلي:
• تقدِّم الدورة الأستاذة المقرئة: مريم محمد علي (حاصلة على بكالوريوس وماجستير في القراءات القرآنية).
• الدورة خاصة بالإناث، والكتاب المقرّر منظومة الشاطبية حفظًا وشرحًا.
• تحصل الناجحات في نهاية الدراسة إجازة بعد عرض المنظومة في مجلس واحد.
• تتوفّر حلقات حضورية، وأخرى إلكترونية (عن بُعد).
• الدراسة الحضورية من السبت إلى الأربعاء من الساعة 3:30م إلي 5:20م، وفي يومَي الخميس والجمعة من الساعة 10:00ص إلى 12:00م.
• مقرّ المؤسّسة: شارع القلب/ غيد جعيل، مديرية وارتا نبدا، مقديشو - الصومال.
• التسجيل عبر هذا الرابط👇
https://forms.gle/axZYSvhD87hYpec56
أو التواصل مع الأرقام التالية: 252610557700+ 252613333439+

20/05/2025

بسم الله الرحمن الرحيم
إعلان مهمّ:
تعلن مؤسّسة الزيتون عن دورة علمية في حفظ وشرح متون القراءات القرآنية والتجويد، وتفاصليها كما يلي:
• تقدِّم الدورة الأستاذة المقرئة/ مريم محمد علي (حاصلة على بكالوريوس وماجستير في القراءات القرآنية).
• الدورة خاصة بالإناث، والكتاب المقرّر منظومة الشاطبية حفظًا وشرحًا.
• تحصل الناجحات في نهاية الدراسة إجازة بعد عرض المنظومة في مجلس واحد.
• تتوفّر حلقات حضورية، وأخرى إلكترونية (عن بُعد).
• الدراسة من السبت إلى الأربعاء من الساعة 3:30م إلي 5:20م، وفي يومَي الخميس والجمعة من الساعة 10:00ص إلى 12:00م.

• مقرّ المؤسّسة: شارع القلب/ غيد جعيل، مديرية وارتا نبدا، مقديشو - الصومال.

• للتسجيل، تواصل مع الأرقام التالية: 252610557700+ 252613333439+

Ogeysiis Muhiim ah:
Mu'asasada Al-Zaytuun, wexey ogeysiineysaa ciddi daneyneysa iney qaba doonto koorso ku saabsan cilmiga qiraa'aadka:
- Kitaabta la daraaseynaayo waa Shaadibiya, sharrax iyo xifdi.
- Waxaa dhigaya ust. Maryam Maxamad Cali (heysata Baaj iyo mastar qiraa'aad ah)
- wexeyna gaar u tahay dumarka.
- waxaa la heliyaa hab xuduur ah iyo onlayn.
- waxaa la dhigayaa shanta maalin 3:30Pm ilaa 5:20Pm.
- Khamiista iyo Jimcadana: 10:00Am ilaa 2:00Pm.
- qofki ku baasa waxaa la siinayaa ijaazo/shahaado.

xarunta mu'asasada: wartanabadda Geed-Jeceyl.

TelWhatsAp: +252610557700/ +252613333439

23/04/2025

Ku soo dhawaada Machadka Al-zaytuun qeybihiisa kala duwan:

1. Qeybta Culuumta Shareecada, min billaaw ilaa heerka Dugsiga Sare.

2. qeybta xifdinta Quraanka Kariimka, qiraa'aadka iyo ijaazaadka.

3. Qeybta xanaanada iyo barbaarinta ubadka.

Machadka Waxaan idiin kugu diyaar ah macallimiin iyo murabbiyaad khibrad sare u leh wax-baridda iyo barbaarinta ubadka.

Machadka Al-zaytuun... "Tacliin Tayo leh"
معهد الزيتون النموذجي Dugsiga Al-Zaytuun
علم نافع.

Nagala soo xariira: 0613333439
Ama: 0610557700

20/04/2025

Ku soo dhawaada Machadka Al-zaytuun qeybtiisa xifdinta Quraanka Kariimka iyo barbaarinta ubadka.
Waxana idiin kugu diyaar ah macallimiin iyo murabbiyaad khibrad sare u leh wax-baridda iyo barbaarinta ubadka.

Machadka Al-zaytuun "Tacliin Tayo leh"
معهد الزيتون النموذجي علم نافع.

Nagala soo xariira: 0613333439
Ama: 0610557700

29/03/2025

تهنئكم أسرة معهد الزيتون النموذجي إدارة وأساتذة على حلول عيد الفطر المبارك ١٤٤٦.
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال.
Waxaan idiinkugu hambaleyneynaa Ciidul-fidriga 1446.
RABBI hanaga aqbalo dhammaanteen wanaaggi aan sameynay.

معهد الزيتون النموذجي Machadka Al-Zaytuun مؤسسة علمية متخصصة في تدريس العلوم الشرعية وما يتصل بها.

29/03/2025

حَدِيْث نبوي: «فَرَضَ رَسُولُ اللَّهِ ﷺ ‌زَكَاةَ ‌الْفِطْرِ، ‌صَاعًا مِنْ تَمْرٍ أَوْ صَاعًا مِنْ شَعِيرٍ، عَلَى الْعَبْدِ وَالْحُرِّ، وَالذَّكَرِ وَالْأُنْثَى وَالصَّغِيرِ وَالْكَبِيرِ، مِنَ الْمُسْلِمِينَ، وَأَمَرَ بِهَا أَنْ تُؤَدَّى قَبْلَ خُرُوجِ النَّاسِ إِلَى الصَّلَاةِ» رواه البخاري.

28/03/2025

حديث نبوي: «‌رَغِمَ ‌أَنْفُ ‌رَجُلٍ ذُكِرْتُ عِنْدَهُ فَلَمْ يُصَلِّ عَلَيَّ، وَرَغِمَ أَنْفُ رَجُلٍ دَخَلَ عَلَيْهِ رَمَضَانُ فَانْسَلَخَ قَبْلَ أَنْ يُغْفَرَ لَهُ، وَرَغِمَ أَنْفُ رَجُلٍ أَدْرَكَ عِنْدَهُ أَبَوَاهُ الْكِبَرَ فَلَمْ يُدْخِلَاهُ الْجَنَّةَ» رواه أحمد.

27/03/2025

حديث نبوي: (أَرَى رُؤْيَاكُمْ قَدْ تَوَاطَتْ فِي الْعَشْرِ الْأَوَاخِرِ فَمَنْ كَانَ مُتَحَرِّيهَا فَلْيَتَحَرَّهَا مِنَ الْعَشْرِ الْأَوَاخِرِ) متفق عليه.

26/03/2025

عَنْ عبد الله بْنِ عُمَرَ رضي الله عنهما: «أَنَّ رِجَالًا مِنْ أَصْحَابِ رَسُولِ اللَّهِ صلى الله عليه وسلم: أُرُوا لَيْلَةَ الْقَدْرِ فِي الْمَنَامِ فِي السَّبْعِ الأَوَاخِرِ، فَقَالَ رَسُولُ اللَّهِ صلى الله عليه وسلم: إِنِّي أَرَى رُؤْيَاكُمْ قَدْ تَوَاطَأَتْ فِي السَّبْعِ الأَوَاخِرِ، ‌فَمَنْ ‌كَانَ ‌مُتَحَرِّيَهَا فَلْيَتَحَرَّهَا فِي السَّبْعِ الأَوَاخِرِ» متفق عليه.

25/03/2025

:
قَالَ أُبَيٌّ بنُ كَعْب: "وَاللهِ الَّذِي لَا إِلَهَ إِلَّا هُوَ إِنَّهَا لَفِي رَمَضَانَ يَحْلِفُ مَا يَسْتَثْنِي وَوَاللهِ إِنِّي لَأَعْلَمُ أَيُّ لَيْلَةٍ هِيَ، هِيَ اللَّيْلَةُ الَّتِي أَمَرَنَا بِهَا رَسُولُ اللهِ صلى الله عليه وسلم بِقِيَامِهَا هِيَ لَيْلَةُ صَبِيحَةِ سَبْعٍ وَعِشْرِينَ، وَأَمَارَتُهَا أَنْ تَطْلُعَ الشَّمْسُ فِي صَبِيحَةِ يَوْمِهَا بَيْضَاءَ ‌لَا ‌شُعَاعَ ‌لَهَا". رواه مسلم

24/03/2025

(بسم الله الرحمن الرحيم إِنَّا أَنزَلْنَاهُ فِي لَيْلَةِ الْقَدْرِ (1) وَمَا أَدْرَاكَ مَا لَيْلَةُ الْقَدْرِ (2) لَيْلَةُ الْقَدْرِ خَيْرٌ مِّنْ أَلْفِ شَهْرٍ (3) تَنَزَّلُ الْمَلَائِكَةُ وَالرُّوحُ فِيهَا بِإِذْنِ رَبِّهِم مِّن كُلِّ أَمْرٍ (4) سَلَامٌ هِيَ حَتَّىٰ مَطْلَعِ الْفَجْرِ).

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


شارع القلب
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Friday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00