Imaamu Shaafici Moalim Addow

Imaamu Shaafici Moalim Addow

Share

Teach me goodness, discipline and Knowledge

26/03/2026

Waa 10 ka ardey ee ugu sareyso dugsiga sare ee macallin caddoow.

19/03/2026

تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال.

Photos from Imaamu Shaafici Moalim Addow's post 05/03/2026

🛑DIGNIIN

Iyadoo ay mamnuuc tahay in dugsiga lala yimaado taleefanada (smart phones-ka) waxaan ku wargelinayaynaa dhammaan ardayda in Isbuuca imtixaanka uu socdo uu la mid yahay maalmaha kale ee waxbarshada , sidaa darteed iska ilaali inaad dugsiga u soo qaadato

MAHADSANIDIIN

08/02/2026

Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi Raajicuun.

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa ustd Xasan Nuune Xasan mid ka mid ah maamulka dugsiga moalim addow iyo qoyskiisa, gaar ahaan geerida ku timid eedadiis.

Ilaahay ha u naxariisto, samir iyo iimaan ha ka siiyo dhammaan ehelka. Aamiin 🤲

Photos from Imaamu Shaafici Moalim Addow's post 05/02/2026

Gunaanadki tababarka xirfadda maamulka ee loo qabtay maamulka Mu'asasada imaam shaafici .

02/02/2026

Waxaa seminar socday muddo 3 maalin ah kawada qeyb galay qaar ka mid ah maamulka , macallimiinta iyo ardeyda dugsiyada imaamu shaafici kaasoo lagu baranaayay Gargaarka dag-daga ah

Photos from Imaamu Shaafici Moalim Addow's post 01/02/2026

Wuxuu ahaa Kulan is xog wareysi ah kaasoo dhexmaray Gudoomiyaha Mu'asasada imaam shaafici , Macallin Kobac iyo wafdi uu hogaaminaayay gudoomiyaha midowga ardeyda mu'asasada.

16/01/2026

Test your arabic skill

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Jidka Sodonka
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 06:45 - 17:20
Tuesday 06:45 - 17:20
Wednesday 06:44 - 17:20
Thursday 06:45 - 11:00
Saturday 06:40 - 17:20
Sunday 06:40 - 17:20