16/01/2026
Test your arabic skill
Teach me goodness, discipline and Knowledge
16/01/2026
Test your arabic skill
11/01/2026
Jadwalka imtixaanka term ka
08/01/2026
Ciyaarti maanta dhexmartay 4/3 iyo 1/3 waxay ku dhamaatay 5 iyo 0
05/01/2026
Halkaan ayaad ka fiirsan kartaa xogtaada Emis ka adigoo galinaaya Roll number kaaga.
https://script.google.com/macros/s/AKfycbzWuEoOUxMMrl59VGyZOYDx3bGFWb7eurXo6LgKzxksUHod2JgT8ipjfbNi1f3MBFGlNg/exec
05/01/2026
Hoggaan arday oo leh aragti, karti iyo masuuliyad.
Sida loo kala helay cododki maanta.
01/01/2026
Hamplyo Gudoomiyaha cusub ee ardeyda Mu'asasada imaam shaafici
29/12/2025
Moalim Addow champions league
22/12/2025
Musharaxan waa arday rumeysan in hoggaamintu aysan ahayn hadal qurux badan, balse ay tahay mas’uuliyad, waxqabad, iyo u adeegid dhab ah.
Waa hoggaamiye leh aragti fog, dadaal aan kala go’ lahayn, iyo karti hoggaamineed oo la arkay lana dareemay.
Wuxuu u taagan yahay horumar dhab ah, midnimo aan la kala saari karin, iyo matalaad xaq ah oo arday walba gaareysa, ma aha koox gaar ah—balse arday kasta.
Ma ahan musharax ballan-qaadyo madhan ku imanaya, waa musharax leh ficil h**e loo arkay, kalsooni la kasbaday, iyo himilo cad oo berri wax ka beddeleysa maanta.
Haddii aad rabto hoggaan dadkiisa maqla, hoggaan shaqeeya, hoggaan ardayda ka dhiga kuwo la qiimeeyo— markaas doorashadu waa mid cad.
Halku-dhiggeenna waa:
“Waxqabad muuqda ayaa ka wanaagsan kan soo socda.”
Aan wada qaadno tallaabada isbeddelka,
aan dooranno hoggaan wax qabta, hoggaan mideeya, hoggaan mudan kalsoonideenna.
Musharrax : Gudoomiyaha Midowga Ardeyda Dugsiyada Imaamu Shaafici Mr Mohamed Abdirahmaan Hassan.
22/12/2025
Fasalki aa wada sugeyseen ee form two oo isagana iskeenay , comment ga oga wac sxpka/sxpadaa hddaa meesha oga jeedid.
21/12/2025
10ka arday ee ugu sarayso for Four
21/12/2025
10 ka arday ee ugsu sarayso fasalka Form three , yaa jeclaan alahyd halkaan inuu kasoo muuqdo.
| Monday | 06:45 - 17:20 |
| Tuesday | 06:45 - 17:20 |
| Wednesday | 06:44 - 17:20 |
| Thursday | 06:45 - 11:00 |
| Saturday | 06:40 - 17:20 |
| Sunday | 06:40 - 17:20 |