07/08/2025
📢 Ogeysiis Muhiim ah!
Fasallo Cusub (5-ta Maalin, Khamiis iyo Jimco) ayaa bilaabanaya maalinta sabtida ah 09/08/2025
Waxaan bixin doonnaa:
🔬 Maadooyinka Sayniska
🗣️ Luqadda Ingiriisiga
✨ Isdiiwaangelintu waxay ka socotaa xarunta Iskuulka ee yaan lamoogaan.
📍 Goobta: Warta-Nabada, Laba-dhagax agagaarka maqaayada Qoobey
📞 La xiriir: 0617061225 / 0615599931
05/10/2024
Is diiwaan galintu waxay ka socotaa xarumaha iskuulka.
Iska dhis maa dooyinka scientific ga (Bio, Chem, Math and Physics).
Welcome
05/08/2024
Welcome Admission is open 2024-2025
Shaaciye Academy
11/07/2024
Jumma karim.
Admission open 2023-2024.
New classes
27/06/2024
Asc dhamaan bahda jecel waxbarashada iyo waalindiinta ubadkooda waxbarashada lajecel waxa logeysiinayaa in Academiyadu bilaabidoonto fasalo cusub oo lagubaranaayo maadooyinka secitific subjectska ee manahajka dooladda. F1+_F2+F3+F4 isqoristu waxay kasocotaa isla xarunta schoolka
Fadaln yaan lagaabuuxin mahadsanid
Tel wac=0615356597/0617061225/0615599931
29/10/2021
Jimco waanagsan dhaamaan asxaabata.
01/04/2021
Wargelin muhiim ah;
dhamaan ardayda waxaa la ogeysiiaya in akademiyadu ay bilaabi doonto muraajico 10-ka maaddo oo kala ah :
1) Math 2) Physics 3) Chemistry 4) Biology 5) English 6) Tarbiyo
7) Carabi 8) Taariikh 9) Juquraafi 10) Af-soomaali
koorsadaan waxaa loogu talagalay ardayda form four-da ah sanad dugsiyeedka 2020-2021
F .G :maadooyinkan waxaa dhigi doona macalimiin khibrad durugsan u leh maadoyinka ay dhigayan
Is qoristu waxa ay ka socotaa xafiiska akademiyada ardayda la qabanayana way xadidan tahay fadlan yaan laga buuxine horay u gar
Wixii faahfaahin ah kala xiriir :0617061225/0615356597