Machadka Sigma

Machadka Sigma

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Machadka Sigma, Education, Mogadishu.

Machadka Sigma wuxuu si fudud kuu barayaa:
Petroleum | Algebra |Trigonometry | Geometry | Calculus | Statistics |Mechanics

" Tusaale Waxkubaridda waa Mudnaanteenna"

19/03/2026

๐—•๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ผ ๐—•๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ผ;

Machadka Sigma wuxuu dib u bilaabayaa Casharada Xisaabta heerka Sare ee Jaamacadda.

Casharadaan oo u bixi doona qaab ah ๐—ข๐—ป ๐—–๐—น๐—ฎ๐˜€๐˜€ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ข๐—ป๐—น๐—ถ๐—ป๐—ฒ, waxay bilaabanayaan Bisha soo socota ee April 2026 hadduu Alle idmo.

Faahfaahfaahin lasoo xiriir 0619876726

21/04/2025

๐—ž๐—ฎ ๐—™๐—ฎ๐—ฎ'๐—ถ๐—ฑ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ถ ๐—ช๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ป...

Machadka Sigma waxaa uu bilaabayaa koorso cusub oo ๐—–๐—ฎ๐—น๐—ฐ๐˜‚๐—น๐˜‚๐˜€ I oo online deg deg ah oo soco doonta 4 asbuuc.

Koorsadaan oo loogu talagalay ardayda Jaamacadaha waxay ka kooban tahay 4 Cutub iyo ku dhawaad 40 Cashar:
1. Chapter I : Functions
2. Chapter II: Limits
3. Chapter III: Derivatives
4. Chapter IV: More on Differentiation

Wixii faahfaahin dheeraad ah lasoo xiriir: 0619876726 | 0629876726

15/06/2024

Bishaaro Bishaaro !

Munaasabadda Ciidda awgeed, wuxuu Machadka Sigma qiima dhimis ku sameeyay maadada ๐——๐—ถ๐—ณ๐—ณ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฒ๐—ป๐˜๐—ถ๐—ฎ๐—น ๐—–๐—ฎ๐—น๐—ฐ๐˜‚๐—น๐˜‚๐˜€.

Ka Faa'iideesi wacan 14 - 20 Jun 2024

https://machadkasigma.com/courses/differential-calculus-diploma/

Wixii faahfaahin dheeraad ah lasoo xiriir: 0619876726 | 0629876726

14/06/2024

Differential calculus Diploma โ€“ Sigma Institute โ€“ Best and Leading STEM Education for Math, Science, and Engineering in Somalia 04/04/2024

๐—ค๐—ถ๐—ถ๐—บ๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ถ๐—บ๐—ถ๐˜€
Maalmaha Ciida awgeed, waxaa qiima dhimis balaaran ku sameeyay Koorsada Differential Calculus..

F.G. qiima dhimistu waxay ku egtahay 12 April 2024.

Faahfaahin lasoo xiriir WhatsApps
61 9876726

Differential calculus Diploma โ€“ Sigma Institute โ€“ Best and Leading STEM Education for Math, Science, and Engineering in Somalia koorsadan Calculuska waxaa loogu talagalay ardayda barata injineernimada, xisaabta, sayniska iyo cilmiga physics ka, Calculuska waa waa farac weyn oo muhiim kana mid ah xisaabta . Waxay kaa caawineysaa xallinta layliyo iyo shaqooyin badan oo Xisaabta ka mid ah. Koorsadu waxay faa'iido u leedahay kuw...

31/12/2023

Baro jibaarada!
2ยณ+3ยณ+4ยณ+5ยณ+6ยณ+7ยณ+8ยณ+9ยณ =2024

26/10/2023

koorsadan Xisaabta waxaa loogu talagalay ardayda barata injineernimada, xisaabta, sayniska iyo cilmiga physics ka, Calculuska waa waa farac weyn oo muhiim kana mid ah xisaabta . Waxay kaa caawineysaa xallinta layliyo iyo shaqooyin badan oo Xisaabta ka mid ah. Koorsadu waxay faaโ€™iido u leedahay kuwa bilawga ah iyo sidoo kale heerka sare ee waxbarsada.

haddii aad dooneysid in aad si wanaagsan oo practial ah u barato xisaabta aad ka sara marto qeyrkaa kooraskan waa waxa uu kaa caawinayaa inaad si fiican u barato dhibco sare ka keento dhammaan layliyada iyo imtaxaanaadka.

Link-gaan guji si aad u aragto Chapters-ka koorsada oo dhamaystiran
https://machadkasigma.com/courses/differential-calculus-diploma/

Wixii faahfaahin dheeraad ah lasoo xiriir: 0619876726 | 0629876726

11/10/2023

๐—ž๐—ฎ ๐—™๐—ฎ๐—ฎ'๐—ถ๐—ฑ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ถ ๐—ช๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ป...

Machadka Sigma waxaa Bisha October ka socota koorso cusub oo CALCULUS I ๐——๐—ถ๐—ณ๐—ณ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฒ๐—ป๐˜๐—ถ๐—ฎ๐—น ๐—–๐—ฎ๐—น๐—ฐ๐˜‚๐—น๐˜‚๐˜€ oo online ah.

Koorsadaan oo loogu talagalay ardayda Jaamacadaha waxay ka kooban tahay 4 Cutub iyo ku dhawaad 40 Cashar:
1. Chapter I : Functions
2. Chapter II: Limits
3. Chapter III: Derivatives
4. Chapter IV: More on Differentiation

https://machadkasigma.com/courses/differential-calculus-diploma/

Wixii faahfaahin dheeraad ah lasoo xiriir: 0619876726 | 0629876726

Ama guji link-ga hoose:
https://chat.whatsapp.com/DlYRRcmgd4rCBSATZ30El9

26/09/2023

๐—ž๐—ฎ ๐—™๐—ฎ๐—ฎ'๐—ถ๐—ฑ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ถ ๐—ช๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ป...
Machadka Sigma wuxuu Bisha October bilaabayaa ๐——๐—ถ๐—ณ๐—ณ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฒ๐—ป๐˜๐—ถ๐—ฎ๐—น ๐—–๐—ฎ๐—น๐—ฐ๐˜‚๐—น๐˜‚๐˜€ oo online ah.

Koorsadaan oo loogu talagalay ardayda Jaamacadaha waxay ka kooban tahay 4 Cutub iyo ku dhawaad 40 Cashar:
1. Chapter I : Functions
2. Chapter II: Limits
3. Chapter III: Derivatives
4. Chapter IV: More on Differentiation

https://machadkasigma.com/courses/differential-calculus-diploma/

Wixii faahfaahin dheeraad ah lasoo xiriir: 0619876726 | 0629876726

Ama guji link-ga hoose:
https://chat.whatsapp.com/DlYRRcmgd4rCBSATZ30El9

07/09/2023

๐—–๐—ผ๐—บ๐—ฝ๐—ผ๐˜€๐—ถ๐˜๐—ฒ ๐—™๐˜‚๐—ป๐—ฐ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐˜€
Casharkaan waa qayb kamid ah koorsada Differential Calculus (Calculus I).

Wixii faahfaahin dheeraad ah lasoo xiriir: 0619876726 | 0629876726

29/08/2023

Kani waa buugga lagu dhiganayno koorsada ๐——๐—ถ๐—ณ๐—ณ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฒ๐—ป๐˜๐—ถ๐—ฎ๐—น ๐—–๐—ฎ๐—น๐—ฐ๐˜‚๐—น๐˜‚๐˜€ ( ๐—–๐—ฎ๐—น๐—ฐ๐˜‚๐—น๐˜‚๐˜€ ๐—œ) oo ka socota E-learning-ka Machadka Sigma .

Link-gaan guji si aad u aragto Chapters-ka koorsada oo dhamaystiran
https://machadkasigma.com/courses/differential-calculus-diploma/

Wixii faahfaahin dheeraad ah lasoo xiriir: 0619876726 | 0629876726

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address

Mogadishu