Daarulfajri academy ee barashada quraanka
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Daarulfajri academy ee barashada quraanka, School, jidka warshadaha, Mogadishu.
20/05/2026
🌙 Takbiirta 10-ka Dhul-Hijjah waa sunnah weyn iyo xus Alle oo maalmahan fadliga badan lagu nooleeyo.
Nabigu ﷺ wuxuu yiri:
“Ma jiraan maalmo camal wanaagsan Alle uga jecel yahay 10-kan maalmood.’’
Saxaabadu waxay kor u qaadi jireen takbiirta suuqyada iyo masaajidda si loo nooleeyo sunnada.
Takbiirta:
الله أكبر الله أكبر
لا إله إلا الله
الله أكبر الله أكبر ولله الحمد
Ibn Taymiyyah:
“Takbiirta maalmahan waa sunnah la adkeeyey.’’
Ku noolow maalmahan:
🤍 Takbiir
🤍 Tahliil
🤍 Istighfaar
🤍 Camal wanaagsan
masjidkacalijimcaale
23/08/2025
QIYAAMAHA | SHIKH MAXAMED RASHAAD please subscribe saaro oo kamid noqo walaalaha kuxiran channel keenaSUBSCRIBE-GAREEYASHARE-GAREEYA LIKE-GAREEYA COMMENT-GAREEYA fadlan subscribegareey si aad...
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Jidka Warshadaha
Mogadishu