Somali Institute of Civil Engineering

Somali Institute of Civil Engineering

Share

Somali Institute of Civil Engineering waa machad bixiya dhamaan course-yooyinka handasada dhismaha.

machadku waxa uu leeyahay laba qaybood oo kala ah bixita tababaro taxane ah iyo taageerida ardayda handasada dhismaha.

09/07/2023

Kusoo dhawaada Somali institute of Civil Engineering.

Somali institute of Civil Engineering waxuu bixiyaa maadooyinka Civil Engineering..ka iyo software..da loo adeegsado Engineering..ka

Sidoo kale macadka waxuu qaadanaya arday cusub bishaan # july 2023 ayaay bilaabmayaan fasalo cusub oo new clases ah.

Courses..ka laqaadanaya waxa aay kala yihiin.

1. AutoCad. waxuu soconayaa mudo 2 bil ah.
2. ArchiCad. waxuu soconayaa Mudo 1 bil ah.
3. Cost Estimation. Waxuu soconaya muda 2bil ah.

Macadka waxuu kuyaalaa wada AbdiQasim Agagaarka schoolka Hooyga Hamar.

Kala xariir lambaradaan hoose👇👇

Call and whatsapp 0616 35 33 33

27/05/2022

Kusoo dhawaada Somali institute of Civil Engineering.

Somali institute of Civil Engineering waxuu bixiyaa maadooyinka Civil Engineering..ka iyo software..da loo adeegsado Engineering..ka

Sidoo kale macadka waxuu qaadanaya arday cusub bishaan soo socoto ee # jun 2022. Labada bisha ayaay bilaabmayaan fasalo cusub oo new clases ah.

Courses..ka laqaadanaya waxa aay kala yihiin.

1. AutoCad. waxuu soconayaa mudo 2 bil ah.
2. ArchiCad. waxuu soconayaa Mudo 1 bil ah.
3. Cost Estimation. Waxuu soconaya muda 1bil ah.
4. Structural Analysis one and Structural Analysis two. Waxuu soconayaa mudo 6 bil ah
5. RCC One and RCC Two with softwares Waxuu soconaya mudo 6 bil ah.

Macadka waxuu kuyaalaa wada AbdiQasim Agagaarka schoolka Hooyga Hamar.

Kala xariir lambaradaan hoose👇👇

0616 35 33 33 ama 0615 42 86 69.

26/04/2022

Kusoo dhawaada Somali institute of Civil Engineering.

Somali institute of Civil Engineering waxuu bixiyaa maadooyinka Civil Engineering..ka iyo software..da loo adeegsado Engineering..ka

Sidoo kale macadka waxuu qaadanaya arday cusub bishaan # May 2022. Bari ayaay bilaabmayaan fasalo cusub oo new clases ah.

Courses..ka laqaadanaya waxa aay kala yihiin.

1. AutoCad. waxuu soconayaa mudo 2 bil ah.
2. ArchiCad. waxuu soconayaa Mudo 1 bil ah.
3. Cost Estimation. Waxuu soconaya muda 1bil ah
4. Structural Analysis one and Structural Analysis two. Waxuu soconayaa mudo 6 bil ah
5. RCC One and RCC Two with softwares Waxuu soconaya mudo 6 bil ah.

Kala xariir lambaradaan hoose👇👇

0616 35 33 33 ama 0615 42 86 69.

13/04/2022

Fasalo cusub full time iyo part time labaduba diiwaan galintu waay socotaa, fadlan horay u gaar macadka barashada maadooyinka civil Engineering..ka. kala xariir whatsapp numberka 0616 35 33 33
Mahadsanidiiin.

08/04/2022

Kusoo dhawaada Machadka Handasada madaniga ee SIOCE.
Machadku wuxuu ku yaalala Abdiqaasim, Hodan, Mogadishu, Somalia. Kala xariir
Whatsapp number 0616 35 33 33

06/04/2022

Asc dhaman Engineerada halkan ku jira oo dhan eenaa Ramadaan kariiim
Inshalllhi maalinta qamiista ah ee nagusoo socoto ( 8.00pm subaxnimo, 07_April 2022). waxaa si toos ah u farmaayo
Programkii koowaad ee designka Autocad software.
Kusoo dhawaaw Hooygii aad ku dhismi laheeyd, ku gaari laheeyd himiladaada Handasadeed,
Kusoo dhawaaada waqti yar iyo wax barasho badan.
Less time with high quality Education.
Kuso dhawaada marlabaad
Somali Institute of Civil Engineering.

Somali Institute of Civil Engineering 03/04/2022

Somali Institute of Civil Engineering

Somali Institute of Civil Engineering Somali Institute of Civil Engineering waa machad bixiya dhamaan course-yooyinka handasada dhismaha.
machadku waxa uu leeyahay laba qaybood oo kala ah bixita tababaro taxane ah iyo taageerida ardayda handasada dhismaha.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu