08/08/2022
Ogeysiis Muhiim
Waxan ardeyda somaliyed ee ku dhaqan magaalada muqdisho ogeysineynaa in Xarunta Tababarada ee Himilo National Skills and Training Center ay qaban doonto Seminar ciwaankiisu yahay Primary Health Care(PHC) oo ay ardeydu aad ugu baahnayeen.
Programku wuu dhici doonaa
Date: 17,18,19 Augost 2022
Maalmaha Arbacada, Qamiista iyo Jimcaha
Fee & Certificate: 5dollar only
Goobta. Qudus University
Wixii faahfaahin dheerad kala so xiriir numberada hoos ku xusan.
0615961367 ama 0614538585
28/11/2021
Ogeysiis Muhiim
Waxan ardeyda somaliyed ee ku dhaqan magaalada muqdisho ogeysineynaa in Xarunta Tababarada ee Himilo National Skills and Training Center ay qaban doonto Seminar ciwaankiisu yahay (Expended program of Immunization) ama EPI program oo ay ardeydu aad ugu baahnayeen, sidoo kale inta uu programku socdo ardeydu waxey qaadan doonan Baraatiko ku saabsan Noocyada Talaalka iyo sida loo qaato insha alah.
Programku wuu dhici doonaa
Date: 8,9,10 December 2021
Maalmaha Arbacada, Qamiista iyo Jimcaha
Fee & Certificate: 5dollar only
Goobta. Qudus University
13/11/2021
Congratulations Congratulations
Waxa shalay Gelinkii danbo inoo soo dhamaaday Seminarkii ka socday sedexdi maalmood ee inaso dhaafay Qudus University oo aan u qabanay ardeyda soomaliyed waxka barta jaamacadaha muqdisho.
Seminarku wuxuu ku saabsan Nutrition oo ay ardeydu ad ugu hamuun qabeen iney helaan fursado noocan ah, wuxuuna inoogu so dhamaaday jawi qurux badan.
Bahda Himilo National Skills and Training Center waxey marwalba u taagan yihiin sidii ay ardeyda somaliyed u heli lahayeen fursaddo ay ku hormariyaan xirfadahooda.
31/10/2021
Ogeysiis Muhiim ah.........
Dhamaan ardeyda soomaliyed ee wax ka barata jaamacadaha Muqdisho waxa la ogeysinayaa in Xarunta Tababarada Ee HIMILO qaban doonto Seminar Ciwaankiisu yahay Nutrition.
Maalmaha uu socdo programka waxad qaadan doontaan.
1. Introduction of Nutrition.
2. Understand the fundamentals of healthy dieting (calories, protein, fat, water, vitamins & minerals).
2. Introduction to Malnutrition(Under Nutrition & Over Nutrition).
3. The Impact of malnutrition in Somalia.
4. Community-Based Management of Acute Malnutrition(CMAM)
Programku wuu dhici doonaa
Date: 10,11,12 November 2021
Maalmaha Arbacada, Qamiista iyo Jimcaha
Saacada: 3:00-5:00pm ama Galabnimo
Fee & Certificate: 5dollar only
Goobta: Hall-ka Qudus University .
Wixii faahfahin dheerad ah waxa kala xiriiri gartaan
0615961367/0618481841/0614538585